WARGELIN MUHIIM AH: Daah-furka Ururka Hal-abuurka Somaliland oo lagu qabanayo Maansoor Hotel ee Magaalada Hargeysa.
Waxa dadwaynaha sharafta leh ee ku nool guud ahaan wadanka somaliland gaar ahaanna Magaalada hargaysa iyo nawaaxigeeda la ogaysiinayaa In lagu qaban doono Hotel maansuur. Xaflad lagu daah furayo Ururka Hal-Abuurka Somaliland.
Xafladdan oo ay kuugu diyaar yihiin badiba Abwaanad reer somaliland. Hadday yihiin Abwaanadii waawaynaa ee caanka ahaa iyo hadday yihiin abwaanad da’da dhexe ee [...]


