“SAAXIL” Waa Maanso Uu Curiyey Abwaan Maxamed Abokor
Waxan salaamyaa dhamaan shacabka somaliland
meel kastay joogaan
waan ilaahey uga baryayay nabad iyo caano
kuna waar leeyahay shacab iyo dawladab
waxan soo wadaa maanso naan badnayan
oo layidhaahdo saaxil waxaan ku bilaabay
sidan
gobolkani inuu yahay
Gobol lagu ilooboo
Inta manta joogtaa
Aduunyadaba ma eegaan
Nicmco iyo barqaaqiyo
Dekadada aad argtaan
Mawlahaa ku deeqoo
Waliab raacshay sharaf
Hadii aan gadaal baxo
Marsadii berbera wey
Sheikh iyo sinteedi
Guban iyo saaraar weyn
Laaleys agteediyo
Dhibiijo iyo dusheedi
Sadexada cawdhadh
Cagohood
Suuqsade ageetiyo
Dubur iyo sinteedi
Markiibta soo gala
Xoolaha lag raro
Gobolkay ku taalo
Saaxil weeye garwaaqsa
Waan goob nabdeed
Bataale mooye
Dhincii aad jacalecdaba
Baalaleya duushiyo
Xayaawano midab badan
Ilaahey ku beere
Waa saaxil ogaada
Kulaylkaa badeeniyo
Neecwada roobkiyo
Saxsaxo ugooniyo
Laydhaa dhacaysaa
Lafruug agteediyo
Doobiyad dusheediyo
Badhtamaha badeeniyo
Saaxil iyo dhexdeedi
Surmaweyda taaliyo
Joogiyo saraar wacan
Hadii aad dhaqaaqdoo
Dhankasta aad ka eegtaba
Dhincii aad jaleecdaba
Guryaha dhisan iyo
Bursada agtiisiyo
Waxabrasho dheehana
Sare oo aqoon fiican
College kaa ku yaaliyo
Bareefado heer sare
Diintiyo quraankiyo
Malcaamado tiro badan
Halkay ku yaalan
Waa saaxil ogaada
Ana waxan ku meeraa
Kaluunkaa badeeniyo
Dhaqalaaha isheeniye
Alle waxan ka tugaa
Nabad iyo barwaaqiyo
Aqoon sigeen
Inta manta joogtan
Allehayow garniis nabad
Waa bilaahi tawfiiq
Waa abwaan Mohamed abokor mahdi
London
Uk
Tel:07931257312


