Home » September, 2009 You are currently browsing entries posted in: September, 2009

Hambalyo:Cabdi Ismsaaciil Dhuule & Amran Jaamac Yaasiin Oo Isku Mehersaday Washington

Part1: Cambe Birdhiile, Sahra Ismaaciil Dhuule, Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse, Dambaqe Birdhiile, Muuna Muxumed, Farduus Muxumed, Canab Muuse, Reer Axmed Muuse, Reer Nuur Muuse, Reer Xasan Muse, Hooyo Xaali Aw Siraad, Hooyo Shukri Gamaame, Wacan Birdhiile, Ifraax Birdhiile, Hooyo Haweeya Jaamac.
 
Part2: Hooyo Rooda Axmed Jaamac, Hooyo Nimco Muxumed, Shabcaan Ismaaciil, Fardawsa Aw Cali, Faysa Ismcaaciil, [...]

Faallo Wariye Qaasim: Waa Sidee Xaaladda Saldhigga Dhexe Ee Magaalada Hargeysa? Q:2aad

“Waxaan U Xidhanahay Badhasaabka Maroodi Jeex Iyo Udub” Maxbuus
 
Hargiesa (Goljano.com), Qaybta labaad ee ka hadlaysa saldhiga dhexe ee magaalada hargeysa waxaynu ku soo qaadan doonaa maxaabiista denbiyada lagu haysto iyo maxaabiista loo yaqaano la haystayaal oo ku xidhan saldhiga.
 
Aynu ku horayno denbiyada iyo hab la dhaqanka maxaabiista ay ula dhaqamaan askartu.
 
Maxaabiista ku jira saldhiga ee [...]

Unugga Wadaniyada Somaliliand Oo Baaq U Diray Axsaabta Qaranka JSL.

Anagoo ah Unugga Wadaniyada Somaliliand  (Somaliland Nationalism Cell ) Oo ah unug ay ku bahoobeen qaar ka mid ah Ardayda Jaamacadaha dalka  kana  shaqeeya midnimada , wadajirka iyo iskaashiga muwaadiniinta ayaa markii ugu horeysay waxaanu baaq  iskaashi iyo isfaham dulucdiisu tahay u diraynaa Axsaabta Siyaasadda Ee Somaliland , waxaananu leenahay
 
Muwaadiniinta sharafta leh Mas’uuliyiinta Axsaabta [...]

Burco: Abaarihii Ka Dhacay Degaano Ka Mid Ah S/land Oo Weli Sii Qoyan Iyo Dadka….

Burco (Goljano) Masuuliyiin ka tirsan  Somaliland ayaa Shaaca ka qaaday in roobab yari ay ka jiraan meelo badan oo somaliland ah, iyadoo meelaha qaarna ay roobab yari ka da`een, hadana dad fara badan ayay Dhibaatooyin ka soo gaadheen  Biyo Yaraanta ka jirta Gobolada Badan oo somaliland ah, Dadka dhibaatooyinku ay ka soo gaadheen abaarata ayaa u badan dadka baadiyaha [...]

Warihii HCTV Ee Berbera Oo Lagu Xidhay Xabsi Ku Yaal Dekedda Dhexdeeda

 
 
 
 
Berbera (Goljano ) Ciidanka Ilaalada Dekeda Berbera ayaa shalay Galab xabsiga u taxaabay Weriye C/kariin Siciid Saalax oo ah weriyaha Horn Cable Tv ee magaalada Berbera xili uu ku gudo jiray howlihiisa shaqo isaga oo waqtigaasi rabay in uu sawiro ka qaado Markab weyn oo sida xamuul oo dab ku qabsaday dekeda Berbera.
 
Xadhiga weriyaha  ayaa [...]

Markab Siday Shixnad Aad U Faro Badan Oo Ku Shuf Beelay Marsada Berbera, Walina..

 
 
 
 
 
Berbera (Goljano) Markab weyn oo lagu magacaabo MARYAN STAR  ayaa xalay dab ka kacay khanka ugu hooseeya ee markabka. markabkan oo ka koobnaa afar khan ayaa taagnaa marsada ay ku soo xidhaan maraakiibtu meel u dhaw isaga oo ku jiray kuyuuga lagaga rogayo shixnadaha uu siday , markabkan ayaa sida alaab kala gadisan oo ay ka mid yihiin  gaadiid, raashin, [...]

Somaliland Ma riyaalaa leh mise siilaanyo? Fallo: By JAmac Caqil cabdi-siciid

 
 
Horta marka hore waxa mahad aan la oo koobi karin iska leh ilaaha inna abuuray isla markaasna inna waafajiyey bisha barakaysan ee ramadaan iyo fadligeeda, inta kadib waxan u hambalyaynayaa webka caalamiga ah ee Gojano.com oo badana ku dadaala soo gudbinta odhaahda dadka ama bulshada ku taxan iyo aragtiyahooda.
 
Waxaan maqaalkan ku soo qaadanaynaa xaaladaha u [...]