Home » September, 2009
You are currently browsing entries posted in: September, 2009
Google ama Wikipedia, dhakhaatiir badan baa ka dabiiba dadka buka , daraasad jadiida oo la shaaciyey ayaa lagu sheegey sidaa.
Sanadii tagtey ayaa aabo degen Stockholm wuxuu dacwad kusoo ogey dhakhatiir, kadib markuu ka argagaxey falka ay ku kaceen dhaqtaradu.
Mar uu abuhu geeyey isbitaalka wiil 5jira uu dhaley oo xanuunsanaa ayaa dhakhtarkii markuu fahmi waayey cudurkii wiilka [...]
Waxan salaamyaa dhamaan shacabka somaliland
meel kastay joogaan
waan ilaahey uga baryayay nabad iyo caano
kuna waar leeyahay shacab iyo dawladab
waxan soo wadaa maanso naan badnayan
oo layidhaahdo saaxil waxaan ku bilaabay
sidan
gobolkani inuu yahay
Gobol lagu ilooboo
Inta manta joogtaa
Aduunyadaba ma eegaan
Nicmco iyo barqaaqiyo
Dekadada aad argtaan
Mawlahaa ku deeqoo
Waliab raacshay sharaf
Hadii aan [...]
Warsaxaafadeedkan oo uu ku saxiixanyahay Guddoomiyaha Xisbiga UDUB, Mudane Cumar Jaamac Faarax, ayaa Nuqul kamida oo nasoo gaadhay waxa uu u qornaa sidan:
Xisbiga Dimoqraadiga Ummada Bahooday
Xafiiska Siyaasada.
War saxaafadeed
Ref: UDUB/XS/F-4/09 Date 02/09.09
Uma yeedhinayno Somaliland waxa ay qabsanayso, laakiin waxanu la garab joogeynaa taageero mug leh dhinaca siyaasada iyo horumarkaba.
Waxa dalka booqasho ku jooga [...]
Caqiidada Islamka
Su’aalo iyo jawaabo
Ilaahey kuwii ka fa’iida ha inaga dhigo insha alaah su’aalahan jawaabahooda wata waxaan isku dayeynaa inaan maalin walba soo tabino inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan:
1. Waa maxey caqiidadu?
Ereyga ”Caqiido”macnahiisu waa;rumeyn iyo wax aaminid.
2. Waa maxey iimaanku?
Iimaanku waa rumeynta Alle iyo Rasuulkiisa,taas oo leh tilmaamo gaara iyo tiirar ay isku [...]
Germany (Goljano) Mar aanu u kuur galnay Xaqiiqada ka jirta Wararka Sheegaya in Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Germany uu ugu Baaqay Muwaadiniinta Jarmalka ah ee dhalasho ahaan kasoo jeeda kuna sugan haatan Somaliland in ay Deg deg uga soo baxaan Dalka, Dibna ugu noqdaan Germany, isagoo ku sababeeyey Xagga amaanka oo sii wiiqmaya, ayaa waxaanu [...]
Salaamu caleykum dhamaan shacabka somaliland waxaan aad u salamayaa warbaahinta Somaliland ee ku daacad ah ee bulshadood war xaqiiqa siiya kuligiin waxaan idin leeyahay Ramadaan kareem manta waxaa igu kalifay maqaalkan markii aan arkay dad badan oo aan garanayn waxay tahay saxaafadu.
Waxaan waayadan danbe wadankeena ka socoda horumar balaadhan oo laga sameeyay saxaafada Somaliland hadana [...]