Home » September, 2009 You are currently browsing entries posted in: September, 2009

Maxaad ka taqaanaa wadanka Malaysia war-bixin kooban oo laga diyaariyey (Daawo Sawirada).‏

Malaysia waa wadan dhaca koonfur bari Asia waana wadan ka mid ah wadamada muslimka ah ee kuyaal dunidaan aan ku nool nahay waxaana la dhihi karaa diinta Islaamka waxa ay soo gaartay dhulkaan loo yaqaan Malaya horaaantii sandkii 100aad ee Hijriyada waxaana soo gaarsiiyay muslimiin faafiya diinta Islaaamka sidoo kalana ahaa ganacsato kuwaa oo ka [...]

Dimishiq Caasimaddii Umawiyiinta, Taariikh Qoto dheer! Q:2aad

Mid ka mid ah Minaaradaha Masjidka Umawiyiinta
  
Waxa kale oo uu masjid kani lee yahay sadex minaaradood oo dhaadheer oo mid waliba naqshad gooniya leedahay, iyada oo dhagaxaanta minaaradahaas qaarkood  la sheegay in ay ka hadheen macbadkii ama kiniisaddii ay masiixiyiintu ku cibaadeysan jireen.
  
Magaalada Dimishiq waxa kale oo ku soo jiidanaya qalcadda lagu magacaabo qalcadda Dimishiq [...]

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Wefdi ka socda Qaramada Midoobay, Daawo Sawirada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa maanta uu kulan kula yeeshay qasriga Madaxtooyada wefdi balaadhan oo uu hogaaminayo ku xigeenka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha siyaasadda ee Somaliland iyo Somalia Mr Charles Betrie.
Wefdigaasi oo booqasho gaaban ku yimid Somaliland, waxa ay maanta Madaxweynaha ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid yihiin [...]

Ogaysiis Ku Aadan Guud Ahaan Akhristayaasha Shabadaka OODWEYNENEWS.COM

Guud ahaan akhristayaasha sharafta leh ee sida weyn ugu xidhan wararka iyo barnaamijyada shabakada OODWEYNENEWS.COM kuna kala sugan daafaha caalamka, waxaanu ogaysiinaynaa inay webka ay ka socoto hawl-shaqo balaadhin ah, oo la xidhiidha in isbedel lagu sameeyo Domain-ka iyo hoste-ga shabakada,  ka dib markii ay bateen dadkii soo booqonayay shabakada oo culays ku keenay system-kii [...]

Naftaada u faaidee si berri lagaaga Faaidaysto (Barnaamjikii Su’aalaha iyo jawabaha aha ee Bisha Ramadaan)

 
 
 
Barnaamijkeenii taxana ahaa ee Bisha Ramadaan aan ugu talo galnay musliminta Gaar ahaan  akhristayaasha webkan, Barnaamijkan oo ah su’aalo iyo jawaabo aqoon Guud ah   isla markaasna ay ku jiraan su’aalo Badan oo diini ah.
1-Su’aal, Sheeg naagtii ey ku soo degtay suuradda qad samicallaah (mujaadalah)
1-Jawab, Waxay ku soo degtay Khuweylad Bintu Taclaba.
2-Su’aal, Sheeg bilaha xurmada leh (Ash [...]

Hay’adda Wadaniga ah(EAWADA)oo Deeq Rashin ah gaadhsiisay Deegaano ka mid ah Gobolka Togdheer.

 
 
 
 
Burco (Goljano) Hay’ad wadani ah oo lagu magacaabo East Africa-Welfare-and Development-Association (EAWADA) ayaa shalay markii u horeysay Raashin deeq ah u qaybisay deegaano iyo tulooyin badan oo hoos yimaada Gobolka Todheer.
 Raashinkan ay qaybinaysay Hay’ada wadaniga ah  ee (EAWADA) aya  isugu jiray dhowr nooc  Sida Bariis, Daqiiq, iyo Saliid Iyadoo raashinka u qaybinaysay  dadka saboolka ah ee Degen Tuulooyinkaasi hoos [...]

Amiirka alshabaab Hanjabaad u soo diray Somaliland isla markaasna eedeyn usoo jeediyey Madaxweyne Rayale.

 
 
 
 
Muqdisho (Goljano) Amiirka Al Shabaab  Axmed Godane oo iminka la baxay (Mukhtaar Abuu Subayr) ayaa Shir jaraaid oo uu qabtay kaga hadlay xaalada dalka Somaliland isagoo sheegay in maamulka ka taliya ay noqdeen kuwo diinta ka ridoobay ka dib markii ay isku dhiibeen camiilna u noqdeen Dowlada Itoobiya oo jaar la ah guud ahaan Somalia [...]