Home » September, 2009
You are currently browsing entries posted in: September, 2009
Hargaysa(Goljano) Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa fadhigoodii maanta waxa ay shirguddoonka ugu kala gudbiyeen laba Mooshin oo ay labada kooxood ee Mucaaridka iyo Muxaafidku kala wateen,kuwaasoo kala ah Mooshinka Mucaaridku ay soo dhigeen oo ah in
Maamuuska laga xayuubiyo Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka iyo Mooshinka kale ee ay xildhibaanada Muxaafidka ahi ay wateen oo ah [...]
Hargaysa(Goljano)Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah waxay ku meel mariyeen saddex qoddob oo kala ah
1. in ay dhex u noqdaan dhinacyada siyaasada
2. si dhexdhexaadnimada golaha Guurtidu u xaqiijisanto waa in aan xubnaha goluhu kamid noqon xisbiyada siyaasiga ee qaranka
3. in Goluhu isagoo dhinaca maslaxada guud ka eegaya, wuxuu ansixinayaa wixii [...]
Madaxweynaha Libiya, Muammar Gadaffi, wuxuu Sameeyey gaadhiga dunida ugu halista yar ama ugu amniga badan, waliba madaxweynuhu wuxuu u egeysiiyey gaadhigan sayruukh, waxaana loogu magacdarey. ”Saroukh el-Jamahiriya”
Gaadhigan loogu magacdarey ”Sayruukha Libiya” wuxuu qadaya 5ruux ,matoorkisuna waa V6 ,230 -hp. Asaaska gaadhiga oo lagu soo abuurey Tesco Ts oo Talyani ah, wuxuu ku kacey qiimo [...]
Dhammaan hawlwadeenada shabkada wararka ee Goljano.com oo kala jooga CANADA, SOMALILAND,iyo Yurub waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumad Nura-happy Maxamed Cali oo xalay shil baabuur ku geeriyootay. INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN.
C/casiis Jamac Badawi -Canada
Jamaal Cali Xuseen (Jamaal-Halkaraan)
C/salaan Cusman Cumar-jeex -Hargaysa
Ibrahin A/rahman Qasim -Hargysa
LadnaRashiid C/laahi -Hargaysa
Mustafe [...]
Burco -(Goljano)- Alle ha u naxariistee waxaa xalay abaaro todobadii iyo badhkii fiidnimo shil-baabuur oo ka dhacay albaabka hore ee degmada Sheekh ku geeriyootay Marxuumad Nuura Maxamed Cali [Nuura Happy] oo ka mid ahayd asaasayaashi Naadiga Akhriska (Halkaraan Readers Clup) ee Burco.
Shilkan baabuur ayaa yimi ka dib markii ay is galeen gaadhiga ay marxuumadu saarnayd oo [...]