Home » September, 2009 You are currently browsing entries posted in: September, 2009

WASIIR CAWIL IYO AXMED YUUSUF YAASIN WAXAY KU KALA HADHEEN MAWAADINNIMADA..

Marka hore waxaan leeyahay umada muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan Ramadan karim.
Marka xigta waxaan salaan qaali ah hawada u soo marinayaa shacabka reer s/land ee xalaasha ah.
Waxaan marka labaad salaamayaa saxaafada xorta ah ee ogsoon waajibka ka saaran qarankan..

Hordhac

Sida aan la wada socono waxa wadankeena ka taagan dhibaato siyaasadeed oo [...]

Warsaxaafadeed naga soo gaadhey Madaxtooyada Somaliland oo ka xog waramaya kulankii dhex maray UNDP iyo Riyaale

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland

Warsaxaafadeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa u maanta ku qaabilay xarunta madaxtooyadda wafti ballaadhan oo ka socda laanta Qaramada midoobay ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan UNDP.
Waftigaas oo uu hogaaminayo madaxa laanta UNDP-da u qaabilsan horumarinta mashaariicda  iyo xidhiidhka arrimaha gargaaarka bini’aadanimo Mr Mark Bowden waxay madaxweynaha ka [...]

Siilaanyo oo ku dhawaaqey in xukuumada Somaliland Xukunka wareejiso

(GN)Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa sheegay in 27ka Bishan September  kadib  aanay u aqoonsan doonin xukuumda talada haysa xukuumad sharci ah, isaga oo ku baaqay in laga tashado ciddii talada si kumeel gaadh ah u sii hayn lahayd.
Waraysi uu siiyay laanta Af Soomaaliga ee VOAda ayuu Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye  Mr Siilaanyo ku [...]

Madaxweyne ku xigenka Somaliland oo dhagax dhigay Dabaq Cusub oo ay leedahay Wsarada Qorshaynta.

Hargaysa -(Goljano)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo dabaq ah oo ay Wasaarada qorshaynta Somaliland dhisanayso kaasi oo ay maalgeliyeen Haayadaha qaramada midoobay.

Xafladaasi waxa kale oo goob joog ka ahaa Isku duwaha deeqaha bini’aadminimo ee qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland/Somalia Mark Bowden, Wasiirada Arrimaha Gudaha, Macdanta, [...]

Masaajidada Masaarida oo laga Bilaabay Kacdoon ka Dhan ah Soomaalida ku Nool Qaahira

 (GN)- Qaar ka mid ah Culimada Masaajidada Masaarida, ayaa sheegay in Soomaalida ku dhaqan dalka Masar, ay ku lug leeyihiin falalka budhcadnimada ah ee lagu afduubto maraakiibta isticmaala marin-biyoodka Badda Cas.Masaajidada Masaasrida, ayaana laga jeediyey muxaadarooyin lagu wax yeelaynayo Soomaaliada dalkaa ku dhaqan, iyada oo culiaduna dawlada ku eedeeyey inay martigalisay dad budhcad-badeed ah oo [...]