Home » September, 2009 You are currently browsing entries posted in: September, 2009

Guddoomiyaha Wakiilada Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Guriga Saleebaan-Gaal

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland C/raxamaan Max’d c/lahi ayaa goor dhawayd shir jaraa’id oo uu ku qabtay guriga Guddoomiyaha golaha Guurtidda Saleebaan Max’d Aadan ku sheegay in golihii wakiiladda ciidamo ay galeen isla markaana waxa uu shacbiga ugu baaqay in ay taageeraan xildhibaanadooda
Shirka jaraa’id ee ciro waxa uu ka dhashay dagaal xoogan oo ay maanta xildhibaanada [...]

Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Maanta Oo Bastoolad La Isula Soo Baxay

 
 
 
Hargaysa (Goljano) Fadhigii Golaha Wakiilada ee Maanta oo uu shirgudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (C/raxmaan Cirro) ayaa la horkeenay laba Mooshin oo la doonayey in Mid maamuus ka xayuubin lagu sameeyo Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa halka ka kalena ahaa mid la doonayay in dib loo furo xeer hoosadka golaha kaabis iyo wax ka bedelna lagu sameeyo.
Fadhigan [...]

UDUB-tii Matagtay Yaa U Afdhaqi Doona ?! Hambalyo Komishanka‏(Faallo)

Marka hore waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland, oo ka laabtay go’aankii qalloocnaa ee qaranka madaxa isu-geliyay, dadku way qaldami karaan, waxase muhiim ah in ay qaladkooda ka soo laabtaan, sida ay soo tebisay mareegta Hadhwanaagnews.com,waxaan Komishanka leeyahay, hadda ayaad cagta saarteen wadadii caddaalada, garsoorka iyo muwaadinimada, waxaanan rajeynayaa in [...]

Guddomiyaha Gobolka Sool oo ka dayriyey xaalada abaareed ee G/Sool (waraysi)

 
 
 
Laascaanod -(Goljano)- Gudoomiyaha Gobolka Sool Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule) ayaa ka dayriyay abaaro ba,an oo ka jira dalka guud ahaan gaar ahaan gobolka sool ayuu sheegay Gudomiyuhu inay halis ugu jiraan dadyow aan tiradooda la qiyaasi karin inay halis tahay hadii aan gargar deg deg ah lala soo gaadhin ay saamayn weyn ku yeelaynayso.
Gudoomiyaha Gobolka sool waraysi [...]