Home » September, 2009
You are currently browsing entries posted in: September, 2009
Qabriga Bilaal Al-xabashiyyi, sida uu xaqiijiyey Imaamu Nawawi..
Waxa kale oo iyaguna jira masaajidyo badan oo saxaabadii nabigu (N.N.N.K) ay laasimeen oo dadka wax ku bari jireen waxaana ka mid ah ,masjidkii Abuu Dardaa, uu dadka casharada ugu meerin jiray, kuna dhegan Qalcadda Dimishiq waxa kale oo ku yaala sida ay dad badani aaminsan yihiin masjidkii [...]
Boosaaso (Goljano) Siyaasiga ka fallaagoobay Somaliland ee Ismaaciil Hurre Buubaa oo beryahan u muuqday Haad geed waayey ayaa waxaa lasoo sheegayaa inuu Maanta ka degay Madaarka magaalada Boosaaso ee Maamul goboleedka Puntland ee Somaliya.
Siyaasigan oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland laakiin Mabda’a ahaan raacsan Somaliya, Lana soo shaqeeyey Maamulladii Fadhiidka ahaa ee halkaasi soo maray, [...]
Muqdisho (Goljano) Munaasabad ka dhacday Degmada Dayniile ayaa Maamulka Alshabaab ee Gobolka Banaadir waxaa uu Gacanta kaga jaray labo dhalinyaro ah oo lagu kala magacaabo Muriidi Maxamd Nuuriye iyo Cali Xuseen Bilisow, kuwaasoo lagu soo qabtay iyagoo falal budhcadnimo ah ku guda jiray.
Gudoomiyaha Alshabaab ee Gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen ayaa Warbaahinta u sheegay [...]
Wasiirka Amniga maamulka Sheekh Shariif ee Somalia C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Maamulka iyo shacabka Somaliland in aanay dhayalan sanin fariintii digniinta ahayd ee uu dhawaan warbaahinta ka sii daayey Amiirka ururka Mayalka Adag ee Al-shabaab Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr oo Magaciisa Dhabta ahi uu [...]
Dadka qaarkood waxay rajo gooyaan markay ku dhow yihiin guusha. Waxay rajo gooyaan daqiiqada ugu dambeysa tartanka ama marka hal talaabo uga hadhsan tahay guulaysiga.
Meesha maya lagaa yiraahdaa waa jidka haa oo micnaheedu yahay in mar haa ku xigayso haddii aanad ka hadhin oo aanad u quusan dhakhso. Waa inaad hadii asxaabtaada, qaraabada iyo [...]
Wariye Nimoc
Hargeysa (Goljano) Guddoomiyaha Gobolka Gabiley Maxamed Axmed Aw Cabdi(Xaliib) ayaa xeer ilaalinta Maxkamada Gobolka Gabiley uga soo jaray Waaran qabasho ah, Wriye Nimco Muxumed Ibraahim oo ka mid ah Wariye-yaasha Shabakada Wararka ee Gabiley News ka dib markii qortay Faalo cilmiyaysan oo ay Baadhis farabadan ku samaysay Halka ku danbeeyay qaadhaankii loo ururinayay Jaamacada [...]
Maqaalkan waxaan kaga hadlayaa Qeexida Hogaaminta iyo Hogaamiyaha, Sifooyinka Hogaamiyaha Dhabta ah , Miyaa loo dhashaa hogaamiyanimada.
Hordhac:
Kama maarnato bulsho ama ummadi ama nidaam kasta oo caalamka ka jira inay yeeshaan hogaamin iyo hogaamiye dhab ah oo u dhaq dhaqaaqa maslaxada cida ay hogaaminayso una wada dhinaca khayrka iyo wanaaga kana hor tagta Sharka iyo xumaha.
Qeexida [...]
Waa qiso ka turjumaysa xaalada Dadkii hore iyo Jacaylka Qoysaska iyo xaalada Qoysaska imminka……..
Qarnigaan 21aad wax kasta wey hormareyn sida isgaarsiinta, aqoonta iyo tagnoolijiyada qeybaheeda kala duwan. Waxaa sidoo kale hormarkaasi si fiican ula hana qaaday jaceylka u dhaxeeya labo qof oo isdooratay. Inkastoo jaceylka barashadiisa lookala hoorey.Hadaan Soomaali nahay jaceylka waagii hore wofba si [...]
Xubin Sharaf Cusub ayuu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin u Magacaabay Golaha Guurtida, Waxaana Sidaasi lagu sheegay Waraxaafadeed Maanta kaso baxay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland kuna saxiixanyahay Afhayeenka Madaxweynaha Saciid Cadaani Mooge oo uu Nuqul kamid ahi nasoo gaadhay, kaasi oo u qornaa sidan:
Warsaxaafadeed
Madax-weynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta magacaabay xubin sharaf cusub oo [...]
Sida ay sheegeen ilo wareedyo ku dhow madaxtooyada iyo Guurtida aya waxa Madaxweyne Dahir Rayaale khadka tilifoonka kula xidhiidhay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal), ka dib markii ay shalay ciidamada booliska oo u muuqday qaar qaba amar gaar ah ay si badheedha ula wareegeen dhamaan furayaashii golayaasha sharci dejinta, taasi oo ka cadhaysiisay [...]
Baadari si weyn looga dambeeyo dalka Mareykanka ayaa habaar ku riday madaxweynaha Mareykanka Obama , iyadoo uu sheegay in uu tukanayo in Obama dhinto isla markaana naarta uu galo.
Baadiragaani Steven Anderson ayaa ku shegay arintaani qudbad diimeed kaniisada leedahay , iyadoo uu sheegay in salaadaasi uu tukanayo uga gon leeyhay in si deg deg ah [...]
Labada Xisbi Mucaarad ee UCID iyo KULMIYE waxay cambaaraynayaan falkii foosha xumaa ee saaka ka dhacay Xarunta Golaha Wakiillada ee Hargeysa.
Waxay ummadduhu ku horumareen, kuna hanaqaadeen, ku dhaqanka iyo xormaynta shuruucda ay dhigteen, waxaana uga mas’uul ah dejinta iyo ilaalinta xeerarka golayaal leh haybad iyo xasaanad, kana wakiil ah Bulshada.
Waxa nasiib darro ah, Golaha Wakiillada oo [...]
Mombasa waa caasimdda labaad ee dalka kenya mombasa waxey casimada nairobi u jirtaa 500km mombasa waa magalo xeebeyd waxaan ku yaalo dagada uguweyn geeska africa waana magalada ogu badan ee uu dhaqalaha wadanka ka,soo galo. cimilada magalada mombasa ayaa ah mid kulul.
Magalada mombasa ayaa ka,mid ah magaalooyinka aadka looga soo dhaweeyo bisha barekeesan ee ramadaanta [...]
Marka la eego qaabka gaadmada ah ee loo dilay nabadoon Cali Cirro, iyo sida ay u raad-tirteen dhagar-qabayaasha toogtay, dilka marxuumku wuxuu u muuqdaa inuu qeyb ka yahay dilal taxane ah, oo Muqdisho iyo agagaarkeeda ka socday sanadihii lasoo dhaafay.
Dilalkaas ayaa ahaa kuwa lagu bartilmaameedsanayey xulka bulshada, ha ahaado nabadoon, caaqil, oday-dhaqameed, aqoonyahan, suxufi. Dilalkaas [...]
Hargaysa -(Goljano)-Xukuumada Somaliland oo ka hadashay falkii foosha xumaa e ka dhacay shalay Golaha wakiilada ayaa shirgudoonka golaha wakiilada Somaliland ku eedeysay inay baabiinayaan qaranimada iyo jiritaanka Somaliland isla markaana ku sheegay inay mashruuc ka soo qaateen dad cadow u ah Somaliland waa sida ay hadalka u dhigtay xukuumaduye,
Hadalkan ka soo yeedhay xukuumada oo [...]
Hargyasa -(Goljano)- Ergedii isu xilqaantay dhexdhexaadinta khilaafka siyaasadeed ee dalka ka aloosan ayaa shalay kulan saacado qaatay la yeeshay xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka kaas oo ka dhacay xarunta Komishanka Doorashooyinka ayaa waxay labada dhinac kaga wada hadleen xaalada adag iyo khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan, waxaanay iska xog waraysteen sida loo xalin karo khilaafka [...]