Home » September, 2009 You are currently browsing entries posted in: September, 2009

Cashar ku saabsan Bisha Barakaysan ee Ramadaanka.

 

Ramadaanku waa fursad kooban Bishan Ramadaan waa Bil mudan inuu weyneeyo ruux walba oo Muslim ah kuna farxaa inuu ku gaaray Nolol iyo Caafimaad waayo waxaa jira dad badan oo soomay sanadkii tagay maantana ka mid ah ahlu qubuurka oo sugaya in lagula xisaabtamo maalinta Qiyaame wixii ay hor marsadeen, ama waxaa jira kuwo bukaan [...]

Wadamada Carabta Oo Ku Baaqay In La Xoojiyo Xoogagga AMISOM Ee Ka Hawlgala Somaliya.

Qaahira (Goljano) Wasiirada Arrimaha Dibeda ee Wadamada Carabta ayaa shir xalay ay ku soo gaba-gabeeyeen Qaahira waxay uga hadleen dagaallada Somalia, iyagoo ugu baaqay in dhinacyada isku haya Somalia ay dagaalada joojiyaan.
Wasiiradu waxay sheegeen inay taageersan yihiin dadaalka dib-u-heshiisiineed ee uu wado Madaxweynaha Somalia Sheekh Sharif ee uu ku doonayo in is-fahamguud looga dhex abuuro [...]

Gudoomiyaha Wakiilada Oo Ugu Baaqay Xubnaha Baarlamaanka in Ay Isugu Yimaadaan Golaha Maalinta Sabtida ah Ee Soo Socota.

“Hadii Baarlamaanku sii xidhnaado ay  taasi waxey keeni doontaa  in madaxtooyada la xidho”.
Hargeysa (Goljano) Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda la baxday Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),  ayaa ugu baaqay xubnaha Baarlamaanka in ay isugu yimaadaan Golaha maalinta Sabtida ah ee soo socota. Guddoomiyuhu wuxu sheegay inaanayy sharci ahaan sax ahayn in ciidamada Boolisku xidhaan golaha Baarlaamanka, isaga [...]

Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Axmed Ould Cabdalla, Daawo

Hargeysa (Goljano) Madax-weynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta qasriga madaxtooyadda ku qaabilay wafti ka socda Qaramada Midoobay, laanta u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya.
Waftigaasi Qaramada Midoobay oo uu hogaaminayo Axmed Ould Cabdala oo socdaal gaaban ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland, waxa madaxweynuhu uu kala hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin in Somaliland [...]

Gudoomiyaha iyo Xildhibaanada Golaha Guurtida oo isku haya Samatabixinta Dalka

Golaha Guurtida Somaliland ayaa maalmahan laga dareemayaa dhexdiisa Loolan Xoog leh oo loogu jiro waxa laga yeelayo xaalada Dalka, taas oo ay isku hayaan sida la sheegay inta badan Mudanayaasha Golahaasi iyo Gudoomiyaha Golahaasi, taasi oo sii xogaysatay tan iyo markii uu adkaaday xiisada ka Dhex Aloosan Xukuummada iyo Shir-Gudoonka Golaha Wakiilada, taas oo malmahan [...]

MAANSO: Adna Daahirow Maqal, Ogow Doorkan Maanta ah.

Waxaa dhawaanahan soo afsaaray dalka Somaliland  khilaaf xoogan, ka dib markii lagu heshiiyey in doorashadu qabsoonto  Bisha  sebtember 27keed ,2009 .Hase yeeshee intaan la gaadhinba hawada loo laaley  garsoorihii  diiwaan galinta dadweynaha ayna soo jeediyeen  golaha doorashadu in doorashada lagu galo diiwaangalin la’aan ,madaxweyne Daahir Riyaale Kaahina ku raacay arintaa . Haddaba  M M Eleye{Suwes} [...]

Maanso Cusub Oo Ku Saabsan Xaaladahan Ugu Dambeeyey Sida Bastooladii Barlamaanka Loola Soo Baxay.

Waxaan dhamaan idinku salaamya salaanta muslinka meel aad joogtaanba ,
waxaanan idin leeyahay ramadaan kariim.jiftadani waxay soo baxday 9,9,09
waxayna ka dhalatay su,aal lay waydiiyay miyaanay dadka ama madaxda reer soomaliland
ahayn kuwa ku dayasho mudan iyo sabtee ninkii barlamanka ku jiray ula soo galay baaskolada
muxuuse doonaya ,waxaan marka jeclaystay inaan u shego dadku unuu badanyahay qolofta sarena [...]

Korodhso aqoontaada Guud (SU’AALO IYO JAWAABO )

 
 
 
 
Barnaamij ah su’aalo aqoon Guud ah iyo jawaabo oo taxane ah.
1.Su’aal. Waxaad sheegtaa nabigii lagu riday ceelka lana siiyay quruxdaaduunka hadii loo qaybiyo laba qeybood lasiiyay halqayb ?
1-Jawaab.nabigaasi waa nabi yuusuf.
2.Su’aal. Waxaad sheegtaa qoomkii ugu horeeyay ee sanab caabuda ?
2-Jawaab. Waa qoomkii nabi nuux
3.Su’aal. Waxaad sheegtaa imisa sano ayuu noolaa nabi ismaa ciil ?
3-Jawaab. Waxaa [...]

War Deg Deg ah: Ahmed Walad Abdalla iyo wefti uu horkacayo oo soo Gaadhay HARGAYSA

 Hargaysa -(Goljano)- Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo  Soomaaliya iyo wafiti uu horkacayo ayaa Goor dhoweyd ka soo dagay Garoonka Caalamiga ah ee IGAL International Airport ee magaalad Hagaysa.
Waftigan uu horkacayo Axmed Walad Cabdallah ayaa lagu wada inay  u yimadeen Dalka bal in wixii karaankooda ah ay ka galaan [...]

Tacsi Naga soo gaadhey Madaxtooyada Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal Tacsi ah u diray Afhayeenka Xisbiga UDUB Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Xandulle “Cali Guray” , isaga oo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Aabihii Maxamed Yuusuf Xandulle oo Maanta lagu aasay Magaalada Hargeysa.
Madaxweynuhu, waxa uu ilaahay uga baryayaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo marxuumka, qoyskii iyo [...]

Maxaad ka taqaanaa wadanka Filibiin war bixin kooban oo laga diyaariyey (Daawo Sawirada)

Philippines ama Filibiin waa wadan dhaca koonfur bari Asia wadankaan ayaa ah wadan Jaziirado ka kooban tirada jaziiradihisa ayaa ah 7,107jaziiradood.
Philippine waxa ay kaga jirtaa wadanka nambarka 12aad xaga dad badnida wadamada aduunka waayo dadka wadanka kunool ayaa kor u sii dhaafay 92 milyan.

Philippine markeedi hore waxaa gumeysan jiray Spain qarnigii 16-aad ee milaadiga inkastoo [...]