Home » September, 2009
You are currently browsing entries posted in: September, 2009
Hargeysa (Goljano) Guddoomiyaha Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Max’ud Aadan ayaa falkii maanta ka dhacay hargeysa uu sheegay inuu ka dhashay badhi fur lagu sameeyay isku soo dhaweyntii ay shalay soo sameeyeen waxaanu hadal uu maanta saxaafada siiyay ku yidhi “may ahayn in shacabka durbaan been ah loo garaaco,manay ool meesha wax isu soo bax shacab [...]
Hargeysa (Goljano) Jawiga galinkii dambe ee Maanta ilaa Caawa ayaa Deggen kuna soo noqday sidiisii hore, Kaddib Rabshado Ba’an oo Maanta ka dhacay Badi Halbawlaha Caasimadda Hargeysa kuna fiday Xaafado kamida Magaalada.
Rabshadahan oo Saaka ka bilaabmay Agagaarka ku dhaw Madaxtooyada iyo Xarunta Barlamaanka, ayaa waxay yimaadeen kadib markii Guddoonka Barlamaanku Dhawr gaadhi ay kusoo mareen [...]
Akhristeyaasha qiimaha badan ee Jecel in ay kordhiayaan ama tijaabiyaan aqoontooda ku aaddan Taariikhda Somaliland, waxa aan jecelahay in aan idiin soo gudbiyo su’aalo kooban oo ku saabsan Taariikhda Somaliland ee ka horreysay 1960-kii, waana qormadii labaad ee aan su’aalahaas idiinku soo tebiyo.Su’aalahaas oo ah kuwan:
1. Sheeg todoba ka mid ah ururadii siyaasada ee Somaliland [...]
Hargeysa (Goljano) Ciidamada booliska ee saaka shacabka magaalada hargiesa ooda kaga qaaday baaska ayaa waxay jeelka u taxaabeen weriye A/Qani Baynax oo ka tirsan hawladeenada mareegtay somalilandPress.
Ciidamada ayaa weriye Baynax waxay ka qabteen nawaaxiga dhakhtarka weyne hortiisa, waxaanay boolisku si cad ugala wareegeen qalabkii uu sitay.
Booliska ayaa jidh dil ku sameeyey weriye Baynax, mar aanu [...]
Hargeysa (Goljano) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Markii ugu horreysay Ka hadlay Rabshadaha Hargeysa ka bilaabmay, Waxaanu Madaxweynuhu uu dusha uga tuuray Shirguddoonka Wakiilada iyo Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye.
Mar uu Madaxweynahu Maanta uu Waraysi Siiyey Idaacadda BBCda, Laanteeda Afsomliga ayaa waxa ka mid ahaa hadaladiisii oo uu yidhi “ Run ahaantii Waxa arrimahan ka dambeeya, Shir-guddonka Golaha [...]
Hargeysa (Goljano) Saddex Asrkari ayaa dhaawacmay kadib markii Bombo gacmeed lagu soo tuuray, waxaana loola cararay dhankaa iyo cisbitaalka guud ee hargeysa oo lagu dawaynayo sida naloo xaqiijiyey.
Tirada dhaawaca Rayidka ayaa iyana sii kordhaysa, waxaana mar dhawayd oo aanu cisbitaalka booqanay aanu ku aragnay dad dhaawacyo kala duwani soo gaadheen Waxaana Out-patiant ka cisbitaalkU la [...]
Hargeysa (Goljano) Rabshadahan Maanta ka dhacay Hargeysa, ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 3 Qof, Waxaana ka mida Arday classkiisii fadhiyey oo Casharadiisii dhiganayey, iyo waliba Arday kale oo Hablo u Badan oo dhaawacyo kala duwani soo gaadheen.
Ardaygan dhintay iyo kuwa dhaawacmay oo kamid ahaa Ardayda Iskuulka 26 June, ee Xaafadda Goljano, ayey Xabadu haleeshay [...]
Hargaysa -(Goljano)- waxa weli si xawli ah usocta Rasaasti Ay Bilaysku ridayeen, sido kale waxa shacabkii ay sii xoogeeyen Mudaharadkoodii iyagoo Gubay illaa iminka inta la xaqiijiyey 4 Gaadhi oo 3 ka mid ahi aya yihiin GT ama baaburta Dawladda halka mid kalena uu yahay Gaadhi bileys, Rasaasta weli ka dhacaysa agagaarka Xarunta Wakiilada ilaa [...]
Hargaysa- (Goljano)-waxa ill iminka ka socota xarunta Golaha Baarlmaanka Hortiisa rasaas xoogan oo ay ridayaan ciidanka Bileyska somaliland, kuwaaso is hortaagay inay Gudaha galaan xildhibaanada Baarlmaanka halka shirguddonkii Golaha uu gudaha ku jiro,ciidankan ayaa illa iminka ku hor sugan xarunta Golaha wakiilada.
Rasaastan dhacays a iminka ayaa loo adeegsaday shacab isa soo hor dhoobay xarunta Golahaasi, [...]
waa Barnaamkii Suaalaha iyo jawaabaha Diinga ahaa waxaan inoo soo diyaariya Bahda Barnaamijka Kororso Aqoontaada, Hadab ka faaidaysi wanaagsan.
Q:8aad
1-Su’aal Sheeg Asxaabigii Baryadiisa Alle aqbali jiray?
1-Jawab: Wuxu ahaa Sacad Bin Abii Waqaas Rc.
2Su’aal Sheeg kumuu ahaa sir hayihii (Xog-hayii) Nebiga (NNKH)?
2-Jawab: Wuxu ahaa Xudeyfa Binu-Yabaan Rc.
3-Su’aal Sheeg Asxaabigii Nebiga (NNKH) uu u sheegay inuu Alle Jecel-yahay?
3-Jawab: [...]