Home » September, 2009 You are currently browsing entries posted in: September, 2009

Dimishiq Caasimaddii Umawiyiinta (Qabriga Salaaxa-Diin & Suuqa Xamiidiya) Q:4aad

Qudbiga Qabriga Salaaxa-Diin  (Qabriga Salaaxadiin Al-ayuub 1193 taariikhda miiladiga)..
Magaalooyinka kale ee Taariikhiga waxaa ka mid ah magaalada Tadmur oo ay Roomaaniyiintii dhulkan ka talin jirtay Islaamka ka hor ay dhiseen,Buuro la xardhayna u badan, Dalka Suuriya goobhaas taarikhiga ahi waxay ugu jiraan Tiirarka ugu waaweyn ee uu dhaqaalaha ka helo dalku, waxaana sanad kasta Soo [...]

Madaxweyne Rayaale Oo Qasriga Madaxtooyada Saxaafada Ugaga Waramay Wixii Shalay Dhacay

Hargeysa (Goljano) Madaxweyne Rayaale waxa uu ugu horeyn u qadaimay shacbiga Tacsi uu u diray shacbiga Somaliland isagoo ka Tacsiyadeeyay dhibaatadii shalay dhacday magaaladda hargeysa,waxaanu ugu baaqay inaan mar danbe waxaan qaranimada ahayn dhiig loo daadin
 
Madaxweyne rayaale waxa uu mar kale u soo jeediyay axsaabta iyo shirguddoonada labada goleba wax wadahadal ku dhamaan kara [...]

FIDNO ABUUROW SAMAALE XEROWGAAGII IYO XERTADDII KU NOQO.

Marka ay fidnadu bilaabmeyso waa suula ama luma aqliga,
Waxaana xaqiiqa in xaaran ay tahay fidno xukun doon,waayo ummada ayaa fidno galeysa waxana bilaabmeysa balayo oo dhan, dagaal,colaad,foqor iyo dhiig.fidnadu waa taasi haysata xamar mudo 20 sano ah waxana bilaabey caydiid iyo cali mahdi xukun ayey isku qabsadeen, maantana waxaad mooda in siraanyo oo askari ama guulwade fiican [...]

War-Saxaafadeed: Shabakadda Ramaasnews Oo Beeninaysa War Laga Baahiyay Radio Hargeisa 12/10/2009.

Maamulka Shabakada Ramaasnews, wuxuu beeninayaa war been abuur ah oo ka fog xaqiiqda oo ay caawa baahisay Idaacada Radio Hargeysa, taasi oo ay ku sheegtay In Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (C/Raxmaan Cirro) oo u waramayay shabakada Ramaasnews, xalay uu shacbiga Somaliland ugu baaqay in ay mudaharaad iyo rabshado ka sameeyaan haddii [...]

GUDOMIYE FAYSAL WAA WADANI JIRA.

Ilaahay how naxariisto wixii ku dhintey fowdada gacanta lagu sameeyey,waana bill ramadaane ilahay nabada haynoo sugo.
Maalinta ay dhacdo tan oo kali ayaa ninka ragii soo baxa,waa malinta la ogaado munaafaqa iyo aqli gaabka iyo cadowga.
Maanta ma taagna baarlaman ha la furo,mana taagna siyaasad waxay taagan tahay jiritaanka somaliland sidee loo bad baadiya
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe [...]

Mudaharaado ay dhigen xibiga mucaaradka ee KULMIYE oo ka dhacay Burco.

 
 
 
Burco -(Goljano)- Bannaanbaxyo ay soo qabanqabiyeen xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye  ayaa saaka ka dhacay Magaalada Burco iyo weliba Degmada Oog, Bannaanbaxan oo ahaa mid silmiya oo aan wax rabashado ah wadan sidii kii hargaysaa ayaa ku koobnaa xarumaha xisbigaasi, iyadoo markii ay masuuliyiinta asxaabta  khudabadahooda halkaas ka jeediyeen ay kala tageen dadkii halkaasi isugu [...]

Guddoomiyaha Jaaliyadda Germany Mr Dhacsi Oo Baaq & Tacsi U Diray Reer S/Land

Anagoo ah jaaliyada somaliland ee germany, waxaanu tacsi tiiraanye leh
u diraynaa dadkii ku dhaawacmay kuna dhintay, rabshadihii kadhacay
magaalada hargaysa,anagoo aad uga naxsan arintaa gude iyo dibadba
saamaysay,waxa ayaan daro ah waxa ay u xalin waayeen ama uga
hortagi waayeen,cuqaashii,culamaa u diinkii,salaadiintii, aqoonyahankii
iyo wax garadkii.
waar mawaxaad xalin kari waydeen,khilaafkaa wadanka hadheeyay
oo aad ka khaldan runta ugu sheegi waydeen.
waxaan [...]

War Deg Deg ah: Abaabul ballaadhan oo loogu jiro bannaanbaxyo saaka ka dhici doona Burco iyo nawaaxigeda.

 
 
 
 
Burco -(Goljano)-Abaabul ballaadhan oo laga dreemayo saka magaalada Burco, iyadoo lagu wado in saaka abbaro 9:30ka lagu qabto bannaanbaxyo ballaadhan oo lagaga soo horjeedo dhacdadii foosha xumayd iyo rabshadihii ka dhacay hargaysa oo ay mucaaradku ku eedeeyen xukuumadda,
waxaa illaa xalay ay ku jireen mucaaradku abaabul iyo igaysiin ay taageerayaashood ogaysiinayaa Baanaanbaxyada berri dhici doona.
hadaba waxa [...]