Home » September, 2009 You are currently browsing entries posted in: September, 2009

Diyaarado Helikoptar Ah Oo Duqeeyey Gawaadhi Ay Lahaayeen Al-Shabaab

Diyaarado Helikoptar ah ayaa maanta Duqeyn u geystay Gawaadhi la sheegay in ay wateen Xoogagga Alshabaab oo marayey inta u dhaxeysa Baraawe iyo Buulo Madheedh gaar ahaan Agagaarka Deegaanka lagu magacaabo Warta Rooboow, Waxana Warar iskhilaafsan ay ka soo baxayaan Cidda lahayd Diyaaradahaas Duqeyntaas geystay, Cidda ay Bartilmaameedsadeen, Iyo weliba Khasaaraha ka dhashay Duqeyntaas.
Goobjoogayaal Arkayey Diyaaradahaas [...]

Saan-cadeele K/Afrika u dhashey oo Canada u tahriibey iyo K/Afrika oo ka gadoodey markii la qaabiley.

Scandinavia(GOM) Xisbiga haya talada dowlada K/Afrika ee ANC ayaa ku eedeyey waaxda socdaalka ee dowlada Canada iney ku kaceen cunsuri nimo badheedha kadib markey nin cadaana oo ku andacoodey in dadka madow ee K/Afrika ay silciyeen ay magangalyo siiyeen.
Brandon Huntley, 31jir wuxuu u dhashey wadanka K/Afrika waxaana magangalyo laga siiyey wadanka Canada,ninkan ayaa ku [...]

Waraysi Gaaban oo aan la yeelanay Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye G/Tog-dheer, oo uu kaga hadlayo Bannanbaxyadii shalay ka dhacay Burco.

 
 
Burco -(Goljano)- waraysi gaaban oo aan la yeelanay Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye ee G/Tog-dheer  Sahal aadan Maxamed, waraysigan waxa ka soo qaaday Camera Man ka Studio Goljano ee Burco, Ismacil Abokor iman, waraysigan oo aan u wax kaga waydiinay waxa ay u qabteen Bannaanbaxan iyo waxa ay dadka isug usoo saareen iyadoo shalay rabshado xumi dhaceen [...]

Uk oo Digniin ka bixisey Dhalinta Somalida iyo Alshabaab

Sirdoonka dalka Ingiriiska ayaa soo saaray digniin ku wajahan dhalinyarada Somalida oo loogaga digaayo iney la howl galaan alshabaab kuwaas oo sii baahaya baryahan danbe.

Wargeyska The Independent ayaa sheegay in digniinta la gaadhsiiyay xukuumada UK, iyadoo, waxaana ku xardhaneyd warbixintan la gudbiyey in ay kordhayaan dhalanyarada Somalida ah ee ay majara habaabinayaan adeegsanayaana  Alshabaab.
wargeyska [...]

Mudaaharaadyo looga soo horjeedo Obama oo ka dhacay Mareykanka

Mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo qorshaha cusub ee caafimaad ee xukuumadda madaxweyne Obama ayaa waxa ey ka dheceen caasimadda dalkaasi ee Washington, waxaana dadkii mudaaharaadayay lagu qiyaasay tiradooda in ka badan 30-kun oo ruux.

Dadkan oo sitay boorar waaweyn oo lagusoo xardhay qoraalo iyo masawirada m/weyne Obama oo loo ekeysiiyay Hitler iyo dad-cun ayaa waxa [...]

Muqdisho: AMISOM Oo Saska Ay Ka Qaadeen Al-Shabaab Ku Xasuuqay 12 Neef Oo Geel ah. (Daawo)

Muqdisho (Goljano) Shalay Aroornimadii ayaa lagu arkay Irridda Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aaden-Cadde 12 Neef oo Geel ah oo ay Toogteen Ciidamada AMISOM, iyo qaar kaloo dhaawaca.
Xoolahan oo Baayac-Mushtari ahaa una sii jeeday Kawaanka Xoolaha lagu qalo ee Suuqa Beerta Afisyooni oo ku yaala Degmada Waabari. Ayaa waxay sheegeen Ganacsatadii Lahayd in aanay Garanayn [...]

Osama Bin Ladin Oo Farriin Culus U Diray Maraykanka

“Waayaha ayaa idin bari doona ineydan wax kabedalin Aqalka Cad waji waji lagu badaley mooyee,….” Hadaladaasi Waxay Ka mid yihiin Farriin Culus oo Cod ah oo uu soo diray Sh.Usama Bin Ladin.
 
Farriintan oo ku soo beegantay Labo Casho kagadaal markii Maraykanku Xusay Dhacdadii Dhabar jabka weyn ku noqotay ee 11 Septemper 2001da lagu Qarxiyey Daarihii [...]

Fadhigii Golaha wakiilada oo si caadi ah u furmay saaka iyo Kulan danbe oo loo Ballamay Berrito.

 
 
 
Hargaysa -(Goljano)-Fadhigii Golaha wakiilada ayaa saaka si caadi ah u furmay, fadhigan Saaka oo Si nabad ah oo bilaa buuq ah u furmay  ayay ka soo xaadireen xildhibaano aan weli tiradooda rasmiga la shaacin maadama loo diiday saxafadda inay galaan Gudaha xarunta Golaha wakiilada, Xidhibaanada Yimi xarunta ayaa si caadi ah u galay madasha shirka iyagoo [...]

waraysi gaar ah oo anu la yeelanay Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Garabka dhalinyarada ee G/Tog-dheer

waraysi aanu la yeelanay guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee xisbiga Kulmiye C/laahi xasan xaji diiriye ayaa waxanu wax ka waydiinay bannanbaxyada ay shalay ka qabanqaabiyeen kana dhigeen magaalada Burco iyo weliba Oog, waxana waraysigan ka qaaday weriye Jama Abdi Sicid oo ka mid ah hawlwadeenada  cusub ee Goljano Media xafiiskeeda ama Studioga Burco.
hadaba waraysigan ayaa waxa [...]