Home » May, 2009 You are currently browsing entries posted in: May, 2009

KULMIYE oo isku Khilaafay Qabashada Xuska 31-ka May

“Sida aynu isku Abaabulnay ayaa yara Fool Xun, waxaan idiin soo jeedinayaa Xisbi kastaba ku jir hadaad SNM tahay Xor baad tahay”Maxamed Xaashi 
“Waxaan u soo jeedin lahaa Mujaahidiinta Reer Hargeysa 27 ka iyo 31 kaba in aynu xusno, waayo 27 ka May waa maalinta ay SNM guulaysatay”C/raxmaan Cirro
Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ahaa [...]

French logistics company may develop Barber port

Bolore’, a French logistics company, may develop and manage the famous Berbera-Corridor
  
Hargeisa (Observer)-  Officials from Bollore’, a French logistics firm with wide presence in Africa, have been coming to Berbera for sometime in stealth, often tagging along with visiting French diplomats.  This time, however, the  French came in style with their own private plane landing [...]

Minnesota Public Radio oo Ka hadlay Somaliland

dhaqeeyso programkii maanta aa public radio in MN Kaga hadlaayey Somaliland Somaliland has called itself an independent republic since the 1990s. But the rest of the world calls it the northern region of Somalia. The more than 3 million Somalilanders have their own president, their own Parliament and their own passports. They now want the [...]

Saddxeda xisbi iyo Komishanka oo heshiiyay

Masuulliyiinta saddxeda xisbi qaran ee KULMIYE, UCID, UDUB iyo Komishanka  Doorashooyinka Qaranka ayaa shalay heshiis rasmi ah ka gaadhay  Xeer anshax-dhaqameed ka kooban Sideed qodob  oo gundhig u noqonaysa maamulka arrimaha diiwaangelinta ka qaybgalka doorashada ee wakhtiga loo mudeeyey qabsoomida doorashada madaxtooyadda ee la filayo in ay qabsoonto 27-ka September ee 2009 iyo dhaqaajinta hawlaha [...]

Was Ashraf Marwan Israel’s Greatest Spy Or Was He A Double Agent?

Sometimes history is shaped by unknown people who operate in the shadowy world of espionage. And this story of war, deception and murder has a plot worthy of a John le Carre novel.
Thirty-five years ago, the armies of Egypt and Syria launched a surprise attack against the state of Israel on Yom Kippur, the holiest [...]

Anti-piracy conference opens in Cairo

Anti-piracy conference opens in Cairo

There have been 114 piracy attacks off Somalia’s coast this yearBy Christian Fraser

BBC News, Cairo

There have been 114 piracy attacks off Somalia’s coast this year

An international conference is being held in Cairo to discuss the growing problem of piracy.
The meeting brings together experts in security, shipping and insurance as well [...]

Troops reinforce Somalia airport

Troops reinforce Somalia airport
Somalia’s government has sent about 600 extra troops to reinforce part of southern Mogadishu, where the Horn of Africa nation’s main airport is based

Some 60,000 people have fled the recent fighting in Mogadishu

 
This follows reports that fighters from the radical Islamist al-Shabab militia have moved into the Medina district.
Some civilians are fleeing [...]

Warsaxaafadeed Xisbiga Kulmiye

Dastuurka Qaranka JSL wuxuu si tafatiran oon mugdi ku jirin u tilmaamaya madax banaanida Saxaafadda (Warbaahinta) Somaliland (Independence of Media) sida uu qeexaayo Qodobka 32aad, faqradiisa 3aad.
 Haddaba xil-ka-qaadistii Guddoomiyaha Joornaalka Maandeeq ee Xukuumaddu maamusho Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) waxa ka markhaati furaysa in xukuumadda uu madaxda ka yahay Md. Daahir Riyaale Kaahin aanay doonaynin [...]

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Berbera oo u Hanjabay

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Berbera oo Cisbitaalka Dhimirka ugu Hanjabay in uu Biyaha ka Jarayo
 Maamulaha Cisbitaalka Dhimirka ee magaalada Berbera Cali-dheere  ayaa ka deyriyey go;aan uu soo saaray Mareeyaha Wakaallada Biyaha ee Berbera Cabdi Cartan  oo ka dalbaday maamulka cisbitaalku in ay soo bixiyaan lacagta biyaha ee ay isticmaalaan dadka maskaxda wax ka qaba ee  jira [...]

Rayaale oo Qaabiley Madax-Dhaqameedka Gar-xajis

Madaxweyne Rayaale oo Qaabiley Madax-Dhaqameedka Gar-xajis iyo Beello kale oo la Ballansan
Ujeedada Kulamadaas iyo Nuxurka Wax yaabaha la Filayo in lagu soo qaadayo
Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa shalay kulan qaddo iyo fadhi isugu jira ku qaabiley qasriga madaxtooyadda Somaliland madax-dhaqameedka Beesha Garxajis. Kullankaa oo ahaa mid mid gaar ah ayaan haba yaraatee wax [...]

Chasing the Somali piracy money trail

Chasing the Somali piracy money trail

 

Hands up if you want ransom money - but the spoils spread further than pirates

Piracy off the coast of Somalia has made many people very rich.
A new economy has developed both within Somalia and further afield, as security companies, lawyers and negotiators reap huge profits from their involvement.
But finding out [...]

Somali gunmen ‘renounce piracy’

Around 200 Somali pirates are reported to have renounced piracy at a meeting in northern Somalia.
Members of the group met local leaders and Somali expatriates in Eyl, in the autonomous region of Puntland, and promised to halt their activities.
Pirate representative Abshir Abdullah told the BBC he urged other groups to free ships in return for [...]

Conspiracy. Xogta dahsoon ee Khalkhalgalinta Xasiloonida SL

Qoritaanka wararkii aan salka &raadka toona lahayn ee Xanuunkii Rift-valey ee Xoolaha Somaliland,Sirahii Ciidanka qaranka Somaliland Ee iska caabinayay cadowgii xuduudaheeda kusoo duuley,Isku dhufashadii ay ku guuldareysatey Xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia Aflagaado aan geedna loogu gabanin oo ay joogteysatey madaxda qaranka somalilandTan iyo Wakhtigii ay Somaliland madaxbanaanideeda la soo noqotey waxa dadka iyo dalku ay [...]

Macluumaad Laga Diyaariyey Sinjibiisha Iyo Waxtarka Ay Uleeday Caafimaadka.

Macluumaad Laga Diyaariyey Sinjibiisha Iyo Waxtarka Ay Uleeday Caafimaadka.
Waxaa markii u horeysey si qayral caadi ah ugu fidaya isticmaalka Sinjibiisha Wadamada Reer Galbeedka, inkasta oo mudo boqolaal Sano ah si joogto ah looga isticmaali jirey Wadamada Asia Shay si weyn loo tixgeliyona ay ahayd Sinjibiishu markay noqoto arimaha Caafimaadka iyo weliba iyadoo loo adeegsan jirey [...]

Ha ka heesin Meel ad ku jabtay!

Ha ka heesin Meel ad ku jabtay, kuna jabidoontiid wa Jabuutiyee!
 
Ninka Neceb Sinantiina
Adna Diid Sarayntiisa
Sedka Waa Wadaagtaane
Ma sagaashanbaa Tiisu
HADRAWI
Anigo tixracaya maqalkan ku magac baxay : jabuuti Maxaa Looga Xusi Waayey 18 May, illeen Aniguba Waatii Aanu Ina Cumar Geelle U Heesnaye?!þ
Hadaba anigo is lee jawab u heel suaasha saxiibkay oo ad modo imika inay tani [...]

Jabuuti Waa Cadawga 1aad ee Somaliland

Dawladda Jabuuti ee Ina Geele Ka Taliyo Waa Cadawga 1aad ee Somaliland
Dimoqraadiyadda ka hana qaaday Somaliland waxa ku tahay taliska Jabuuti waran ku taagan. Jabuuti kama jirto madaxbanaanida hadalku/Freedom of Speech, madaxbaanida Qoraagu/Freedom of press iyo ururo siyaasadeed/xisbiyo Mucaarad ihi. Qof afkiisa kuma dhaliilo karo taliska Jabuuti, qofna ma qori karro maqaal dhaliila kama qori [...]

Xafladii Australia oo Faahfaahsan

 Australia oo si aan horey loo arag looga Xusay 18 May, iyadoo Ururka Dhalinyarada Reer S/Land ee SYNS, ay soo bandhigeen Caado Qurux badan oon horey looga baran Xusaskan oo kale. DAAWO

Melboure:- 22 May 2009, oo ku beegnayd habeenimadii Jimcaha ayaa waxaa ka dhacday magaalada Melbourne ee Dalka Australia Xaflad lagu xusaayay xuska munaasibada maaalinta [...]

Rayaale oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefdi Sare oo UDNP Ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi uu hogaaminayo Xidhiidhiyaha hay’adaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr Mark Bowden.
Madaxweynuhu kulankaasi uu la yeeshay Mr Bowden iyo wefdigiisa, waxa ugu horeyntii ugu mahad naqay socdaalka ay ku yimaadeen Somaliland, waxa kale oo uu uga waramay baahida Somaliland ee [...]

Radio Hargeysa Oo Laga Dhex Helay Hub

Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaalilaand ayaa maanta bando laga dhigay kadib markii gudaha idaacadda laga helay qori Baasuuke ah oo aan la garanayn cida dhigtay. Ciidanka Booliiska ee ilaaliya xeradaasi ayaa gabi ahaanba xayiray inay galaan xaunta wasaaraddaasi cid aan ahayn dhawr qof oo ka mida shaqaalihii maanta u lahaa shaqada idaacada iyo Tv ga Qaranka [...]

Australia oo si aan horey loo arag looga Xusay 18 May

Australia oo si aan horey loo arag looga Xusay 18 May, iyadoo Ururka Dhalinyarada Reer S/Land ee SYNS, ay soo bandhigeen Caado Qurux badan oon horey looga baran Xusaskan oo kale. DAAWO
Melboune:- 22 May 2009, oo ku beegnayd habeenimadii Jimcaha ayaa waxaa ka dhacday magaalada Melbourne ee Dalka Australia Xaflad lagu xusaayay xuska munaasibada maaalinta [...]