Home » September, 2009 You are currently browsing entries posted in: September, 2009

Saan-cadeele K/Afrika u dhashey oo Canada u tahriibey iyo K/Afrika oo ka gadoodey markii la qaabiley.

Scandinavia(GOM) Xisbiga haya talada dowlada K/Afrika ee ANC ayaa ku eedeyey waaxda socdaalka ee dowlada Canada iney ku kaceen cunsuri nimo badheedha kadib markey nin cadaana oo ku andacoodey in dadka madow ee K/Afrika ay silciyeen ay magangalyo siiyeen.
Brandon Huntley, 31jir wuxuu u dhashey wadanka K/Afrika waxaana magangalyo laga siiyey wadanka Canada,ninkan ayaa ku [...]

Uk oo Digniin ka bixisey Dhalinta Somalida iyo Alshabaab

Sirdoonka dalka Ingiriiska ayaa soo saaray digniin ku wajahan dhalinyarada Somalida oo loogaga digaayo iney la howl galaan alshabaab kuwaas oo sii baahaya baryahan danbe.

Wargeyska The Independent ayaa sheegay in digniinta la gaadhsiiyay xukuumada UK, iyadoo, waxaana ku xardhaneyd warbixintan la gudbiyey in ay kordhayaan dhalanyarada Somalida ah ee ay majara habaabinayaan adeegsanayaana  Alshabaab.
wargeyska [...]

Mudaaharaadyo looga soo horjeedo Obama oo ka dhacay Mareykanka

Mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo qorshaha cusub ee caafimaad ee xukuumadda madaxweyne Obama ayaa waxa ey ka dheceen caasimadda dalkaasi ee Washington, waxaana dadkii mudaaharaadayay lagu qiyaasay tiradooda in ka badan 30-kun oo ruux.

Dadkan oo sitay boorar waaweyn oo lagusoo xardhay qoraalo iyo masawirada m/weyne Obama oo loo ekeysiiyay Hitler iyo dad-cun ayaa waxa [...]