Home » August, 2009
You are currently browsing entries posted in: August, 2009
Hargiesa (Goljano.com), Todobaadkna iyo faalada Goljano waxa ayanu diirada ku saari doonaa xaalada maxaabiista ku xidhan saldhiga dhexe ee magaalada hargiesa iyo xaalada guud ee saldhiga dhexe.
Waxaynu ku horayn doonaa xaalada guud ee saldhiga dhexe ee magaalada hargiesa sida ay tahay, marka laga hadlaayo saldhiga dhexe waxaa uu u kala qaybsaan ku dhawaad seddex qaybood oo [...]
Shacabka goobta isugu soo baxay ayaa si weyn uga soo horjeeday booliska la keenay shalay iyo maanta xarunta baarlamanka Somaliland.
Shacbka ayaa ku dhawaaqayey erayo ay ka mid ahaayeen, “Daahir Riyaale ha dhaco” “Xukunkii Siyaad Bare ayuu dabada ku wataa” “Dooni Mayno” “Daahir Duufle iyo erayo kale oo la hal-maala.
Wax yar ka dib markii gudiga joogtada [...]
Hargiesa (Goljano.com). Kal fadhi aan cadi ahay oo ay maanta isugu yimaadeen golaha guurtida jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta lagaga hadlay xaalada uu dalku ku jiro.
Kal fadhigaasi waxaa gudoominaayey gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Md Saleebaan Max’ud Aadan (Saleebaan Gaal), waxaana u jeedadiisu ahayd in laga arimiyo xaalada dalku uu ku jiro.
Gudoomiye Saleebaan ayaa sheegay in loo [...]
Photo File
//
Yemen (Goljano.com), Markab ka soo shiraacday isu-taga imaaraadka oo u soo jeeday dhanka maamulk goboleedka Punttland ayaa la sheegay in uu ku degay biyaha u dhexeeya Somalia iyo Yemen.
Waxay wararku intaas ku darayaan in markabkaasi uu siitay badeeco isugu jirtay raashin loogu tala galay bisha barakaysan ee Ramadan.
Markabkan ayaa waxa uu u rarnaa shirkada [...]
photo File
Hargeisa/Somaliland (Goljano.com), Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya Dr. Tekeda Alume oo booqasho ku jooga Somaliland, ayaa kulamo gaar-gaar ah shalay la yeeshay shirguddoonnada Guurtida, Wakiillada iyo Komishanka Doorashooyinka.
Ma jiro wax war ah oo dhinacyadu ka soo saareen kulamadaas oo albaabadu u xidhnaayeen. Haseyeeshee, sida ay Jamhuuriya u xaqiijiyeen xalay ilo xogogaal ah, waxa wasiirku [...]
Written on August 22, 2009 | Posted in
Featured,
News,
goljano Latest News |
No comment
Hargeisa (Goljano),Fadhigii maanta ee golaha wakiilada Somaliland ayaa xildhibaanadu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen mooshin ku saabsanaa in ay xukuumadu ka noqoto tallaabadii ay dalka kaga eeriday masuulkii Hay’ada Inter peace iyo go’aankii ay komishanku ku laaleen diiwaan gelinta codbixiyayaasha.
Fadhigan oo uu guddoominayay guddoomiyahah golaha wakiilada Somaliland C/raxmaan Maxamed C/laahi (cirro) waxa ka soo xaadiray [...]
Waa
Wariye Idiris Ismaacil Cabdi
Waa markale iyo akhristayaal qormooyinkeeni inoo googooska ahaa ee aynu ku eegno siyaasada somaliland.
Sideynu wada ognahay jamhuuriyada Somaliland tan iyo waqtigii ay umada somliland kala soo noqotey midawgii jamhuuriyadii la isku odhan jirey somlia ee ay ku hungowdey la midowgeedi umada reer Somaliland .
Wixii ka danbeeyey kala go’idii somaliland iyo [...]
Photo File
Kenya/Nairobi (Goljano.com), Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe oo maal mahan ku sugnaa wadanka Kenay gaar ahaana magaalada Nairobi ayaa ka waramay intii uu joogay magaalada Nairobi masuuliyiintii uu la kulmay.
Waxaanu sheegay in isaga iyo gudoomiyaha kale ee xisbiga mucaaridka ah ee Axmed siilaanyo ay si gooni gooniya ula kulmeen maalintii [...]
Written on August 6, 2009 | Posted in
Featured,
News,
goljano Latest News |
No comment
Photo File: Alle HA U NAXARIISO MARXUUN CALI GUULEED
Berbera (Goljano.com), Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee kulmiye ayaa waxa uu gaadhi kula dhacay gobolka saxaail gaar ahaan agagaarka madaarka magaalada Berbera.
Shil kaasi gaadhi waxaa ku geeriyooday alla ha u naxariistii gudoomiyaha ololaha doorashoyinka xisbiga kulmiye ee dhanka galbeedka Cali Guuleed (Cali Maarshaal), waxaana [...]
Written on August 6, 2009 | Posted in
Featured,
News,
goljano Latest News |
No comment
Hargeisa (Goljano) Maxkamada gobolka Hargeysa, ayaa maanta shan nin oo maxkamada ka maqan ku xukuntay dil.
Xukunkan dilka ah ayaa yimid markii nimankaasi ay ku cadaatay inay soo maleegeen weeraradii is qarixinta ahaa ee dhawaan lala beegsaday magaalada Hargeisa, markii ay taaariikhdu ahayd 29-kii bishii September sanadkii 2008-dii.
C/rashiid Maxamed Maxamuud oo ah Garsoore ka tirsan [...]
Written on July 29, 2009 | Posted in
News,
goljano Latest News |
No comment
Hargeisa (Goljano.com), Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa maanta gallinkii danbe Albaabada u xidhay xafiiska Maamulka ee Telishanka Madaxa banaan ee Horn Cable Tv. Ciidamadan oo ay tiradoodu ahayd ilaa toban askari waxa ay joojiyeen guud ahaanba shaqadii xafiiska ka socotay iyaga oo dibada u saaray shaqaalihii xafiiska ka dibna waxa ay halkaasi ku qufuleen xafiiskaasi.
C/xakiim Max’uud [...]
Written on July 29, 2009 | Posted in
News,
goljano Latest News |
No comment
Hargeisa (Goljano.com), Guddoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka UCID mudane, Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta ku dhawaaqay in xisbigoodu aanu ka qayb galaynin tartanka doorashada Madaxtinimo ee dhawaan dalka ka qabsoomi doonta, mar hadii-buu yidhi, aan la soo saaraynin tirada rasmiga ah ee ka qayb galaysa tartanka doorashada. Waxa uu guddoomiyiyuhu si ba’an u weeraray go’aankii komishanka [...]
Written on July 29, 2009 | Posted in
Featured,
News,
goljano Latest News |
No comment
Hargiesa (Goljano.com) Nabadeey waa markale iyo qormooyin taxane inoo noqon doono oo aynu ku falaqayn doon siyaasada maanta iyo saamaynata nolosha.
Hadaba sidaynu wada ognahay bulshda waliba waxay kutirsantahay ama laf dhabar u ah kob-cinta nolololeed ama hanaanka Hagida siyaasadeed ee dawladnimo, sidaas oo ay tahay Somaliland waa dalyar oo aan la aqoon saney.
In kastoo Somaliland [...]
Written on July 26, 2009 | Posted in
Articles,
Goljano Latest Articles |
No comment
“Waxaan Qabaa Anigu Xisbi Ahaan In Carqalada Koobaad Ee Hortaagan Dimuquraadiyada Iyo Hor U Socodkii Iyo Qabsoomid La’aanta Doorashada Ay Tahay Xisbiga Talada Haya ee UDUB” Waraysi Xoghayaha KULMIYE
Hargeisa (Goljano) Xoghaya xisbiga KULMIYE oo ka war bixiyey arrimo badan oo ka dhex jira gudaha haaya’ada Enter Peace iyo komishanka dhexdooda iyo dabcan xog la xidhiidha sida [...]
Written on July 26, 2009 | Posted in
Featured,
News,
goljano Latest News |
No comment
Hargiesa (Goljano.com) Xildhibaan Max’ed Xuseen Ciise, oo ka tirsan aqalka wakiilada Somaliland oo aanu maanta ka waraysanay sida uu u arko hadal dhawaan ka soo yeedhay musharaxa Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid iyo arimo kale.
Ugu horayn xildhaabka waxaan aan waydiiyey sida uu marka hore u arko xadhiga labada wariye waxaana uu yidhi:-
” [...]
Written on July 20, 2009 | Posted in
Featured,
News,
goljano Latest News |
No comment
London (Goljano.com), Taliyaha Ciiddanka Badda ee Ururka Midowga Europe ee Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda “Atlanta 0peration”, Admiral Peter Hudson ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi ku soo baxay Wargeyska The Financial Times ee ka soo baxa magaalladda London, wuxuuna tilmaamay inay Budhcad-baddeeda kordhin doonaan hawlgalkooda marka la gaadho bisha September ee soo socota.
Admiral Peter Hudson oo arintaas [...]
Written on July 20, 2009 | Posted in
News,
goljano Latest News |
1 comment
Hargiesa (Goljano.com), Maanta gelinkii hore ayaa waxaa maxakamada loo soo dhaadhiciyey labada wariye ee radio Horyaal Axmed Saleebaan Dhuxul iyo Maxmed Cismaan Mire (Sayid) si loo dhagaysto dacwadooda, balse taasi ma dhicin waxaana dib loogu celiyey xarunta dambi baadhista ee ay markii hore ku jireen.
Sidaas daraadeed waxaa maxakamada ku soo hungoobay shacab iyo masuuliiyin kala [...]
Written on July 20, 2009 | Posted in
Featured,
News,
goljano Latest News |
1 comment
Jakarta/Indonesia (Goljano.com) Ku Dhowaa Ilaa iyo Sagaal Ruux oo Tiro Ka Mid ah ay Yihiin Ajaanib Ayaa Lagu Soo Waramayaa Inay Ku Geeriyoodeen Weeraro Loo Adeegsaday Bambaanooyin islamarkaana Lagu Qaaday Hotello Lagu Raaxaysto oo Ku Yaallo Caasimadda Indunisiya ee Jakarta
Hoteeladan Weerarada Lagu Kala Qaado ayaa lakala Yiraahdaa Ritz-Carlton Iyo Marriott Hotel iyadoona Weerarkii Ugu Horeeyana [...]
Written on July 17, 2009 | Posted in
Featured,
News,
goljano Latest News |
No comment
Boosaaso (Goljano.com), Ciidamada Booliska ee Maamul Goboleedka Puntland ee Magaalada Garoowe Ayaa maanta ka Qabtay kontroolka waqooyi ee Laga Soo Galo Magaalada Garoowe Muwaadin ka Soo Jeeda Wadanka Shiinaha oo Safar Baaskiil ku Soo Maray Deegaano ka Tirsan maamulka Soomaliland uu Mudooyinkii u Danbeeyay uu Ku Sugnaa
Ninkaan oo maanta soo qabteen Ciidamada booliiska Gobalka Nugaal [...]
Written on July 17, 2009 | Posted in
Featured,
News,
goljano Latest News |
No comment
Tehran(Goljano.com), Diyaarad sitay rakaab dhan 168 ayaa ku bur burtay waqooyiga dalka iiraan waxaana ku dhintay sida ay baahiyaan media ah dalka iiraan dhamaan gudigii diyaarada, diyaaradan ayaa magaceedu yahay Caspian Airline Jet.
Diyaaradan ayaa waxay ka duushay garoonka diyaaradaha caasimada dalka iiraan ee Tehran ku yaala waxaaay u sii jeeday dhankaas iyo cariga wadanka maraykanka.
Masuul [...]
Written on July 15, 2009 | Posted in
Featured,
News,
goljano Latest News |
No comment