Home » Articles, Fanka & Suugaanta, General, Goljano Latest Articles, News, goljano Latest News » Bogga Tacsida ee Marxuumad weriye Nura Maxamed Cali.

Bogga Tacsida ee Marxuumad weriye Nura Maxamed Cali.

tacs

 

 

 

Dhammaan hawlwadeenada shabkada wararka ee Goljano.com oo kala jooga CANADA, SOMALILAND,iyo Yurub waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumad Nura-happy Maxamed Cali oo xalay shil baabuur ku geeriyootay. INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

C/casiis Jamac Badawi  -Canada

Jamaal Cali Xuseen (Jamaal-Halkaraan)

C/salaan Cusman Cumar-jeex  -Hargaysa

Ibrahin A/rahman Qasim  -Hargysa

LadnaRashiid C/laahi  -Hargaysa

Mustafe Osman A/rahman  -Burao

—————————————————————–

Dhamaan Shaqaalaha Waryatv.com ee Somaliland iyo Europe waxay halkan tacsi ugu dirayaan qoskii iyo qaraabadii ay ka baxday Weriye Nuura Max’ed Cali oo ka Mid ahayd weriyayaasha Idaacada maqalka iyo muuqaalka ah ee Waryatv.com

 

Shaqaalahan oo kal jooga dalka iyo dibadiisaba.

 

1.    A/Kadir Kasim

2.    Mubaariga Max’ed Nuur (Qoorubaxay)

3.    ibraahim Abdirahman Qaasim

4.    Max’ed Max’ud Haybe (M Taajir)

5.    Max’ed Xaaji C/laahi Jaamac (Xaaji)

6.    Sahra Max’ed Cali (Sahra Ladan)

7.    Max’ed Salaad Cali ( M Salaad)

 

Waxaanay dhamaan illaahay uga baryayaan in uu naxariistii jano ka waraabiyo, samir iyo iimaana uu ka siiyo dhamaan eheladii iyo asxaabtii ay ka baxday marxuumadu, Aamin …. Aamin…… Aamin

——————————————————————————————

Dhammaan Xubnaha Ururka Murtimaal oo kala jooga gudaha dalka iyo dibadiisu waxa ay Tacsi gaadhsiinayaan Nuura Maxamed Cali oo Caawa ku geeriyootay shil Baabuur.

Inaallilaahi Wa Innaa Illayhi Raajicuun.

Dhammaan Xubnaha Ururka Hidaha, Dhaqanka iyo Dhallinyarada Somaliland ee Murtimaal oo kala ah
Jamaal Maxamed Sheekh Abubakar, Axmed Maxamed Shaqale (Axmed Future), Axmed Cabdi Cabdillaahi Riiraash, C/Ladiif Cismaan Caabey, Khaddar Bulxan, Maxamed Cumar Aaden, C/rasaaq Jaamac Gaas Mucaawiye, Maxamed A.Taahir, Khaddar Gaas, C/rasaaq Maxamed Cali, Mustafe C/kariim Cali Buux,Mustafe Maxamed Xasan Gacmo-dheere, C/rasaaq Maxamed Muuse, Kamaal Saciid, iyo dhammaan Xubnaha Ururka Murtimaal oo kala jooga Dalka dibadiisa iyo Gudihiisa iyo sidoo kale dhammaan Asxaabta kala ah: Fardaws Siciid Dirir, C/kariim Xuseen Warsame, Xamse Xaaji Xuseen Jaamac, Saciid Khaddar Cabdillaahi, waxaanay iyaga oo aad uga tiiraanyaysan kana naxsan  tacsi gaadhsiinayaan Ehelkii,Qoyskii,Qaraabadii iyo Naadiga Akhriska Burco ee Halkaraan oo ay ka tacsidaynayaan Geerida Naxdinta lahayd ee ku timid Nuura Maxamed Cali ,Gaar haan qosykii  ay kabaxday marxuumadu  oo Caawa ku geeriyootay Shil Baabuur oo ka dhacay Magaalada Sheekh. Waxa Ilaahay ay uga baryayaan in uu Naxariistii Janno ka waraabiyo Intii ay ka baxdayna Sammir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin….. Aamiin….. Aamiin….. Aamiin….. Aamiin….. Aamiin….. Aamii

About This Post
Posted by Mustafe on Sep 5th, 2009 and filed under Articles, Fanka & Suugaanta, General, Goljano Latest Articles, News, goljano Latest News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

1 Response for “Bogga Tacsida ee Marxuumad weriye Nura Maxamed Cali.”

  1. aniga oo ah wariye fannaan saciid xuseen xaashi oo ku nool dalka suuriya waxaan tacsi u dirayaa dhamaan dadkii iyo ehelkii ay ka geeriyootay allaha u naxariistee marxuumad nuura happy maxamed cali waxaan ilaahay ugu baryayaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo samir iyo iimaan ka siiyo qaraabadii iyo ehelkii ay ka tagtay aamiin aamiin aamiin ….

Leave a Reply