Home » Articles Goljano Latest Articles News goljano Latest News
You are currently browsing entries filed in: Articles Goljano Latest Articles News goljano Latest News
Diyaarado Helikoptar ah ayaa maanta Duqeyn u geystay Gawaadhi la sheegay in ay wateen Xoogagga Alshabaab oo marayey inta u dhaxeysa Baraawe iyo Buulo Madheedh gaar ahaan Agagaarka Deegaanka lagu magacaabo Warta Rooboow, Waxana Warar iskhilaafsan ay ka soo baxayaan Cidda lahayd Diyaaradahaas Duqeyntaas geystay, Cidda ay Bartilmaameedsadeen, Iyo weliba Khasaaraha ka dhashay Duqeyntaas.
Goobjoogayaal Arkayey Diyaaradahaas [...]
Scandinavia(GOM) Xisbiga haya talada dowlada K/Afrika ee ANC ayaa ku eedeyey waaxda socdaalka ee dowlada Canada iney ku kaceen cunsuri nimo badheedha kadib markey nin cadaana oo ku andacoodey in dadka madow ee K/Afrika ay silciyeen ay magangalyo siiyeen.
Brandon Huntley, 31jir wuxuu u dhashey wadanka K/Afrika waxaana magangalyo laga siiyey wadanka Canada,ninkan ayaa ku [...]
Burco -(Goljano)- waraysi gaaban oo aan la yeelanay Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye ee G/Tog-dheer Sahal aadan Maxamed, waraysigan waxa ka soo qaaday Camera Man ka Studio Goljano ee Burco, Ismacil Abokor iman, waraysigan oo aan u wax kaga waydiinay waxa ay u qabteen Bannaanbaxan iyo waxa ay dadka isug usoo saareen iyadoo shalay rabshado xumi dhaceen [...]
Sirdoonka dalka Ingiriiska ayaa soo saaray digniin ku wajahan dhalinyarada Somalida oo loogaga digaayo iney la howl galaan alshabaab kuwaas oo sii baahaya baryahan danbe.
Wargeyska The Independent ayaa sheegay in digniinta la gaadhsiiyay xukuumada UK, iyadoo, waxaana ku xardhaneyd warbixintan la gudbiyey in ay kordhayaan dhalanyarada Somalida ah ee ay majara habaabinayaan adeegsanayaana Alshabaab.
wargeyska [...]
Mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo qorshaha cusub ee caafimaad ee xukuumadda madaxweyne Obama ayaa waxa ey ka dheceen caasimadda dalkaasi ee Washington, waxaana dadkii mudaaharaadayay lagu qiyaasay tiradooda in ka badan 30-kun oo ruux.
Dadkan oo sitay boorar waaweyn oo lagusoo xardhay qoraalo iyo masawirada m/weyne Obama oo loo ekeysiiyay Hitler iyo dad-cun ayaa waxa [...]
Muqdisho (Goljano) Shalay Aroornimadii ayaa lagu arkay Irridda Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aaden-Cadde 12 Neef oo Geel ah oo ay Toogteen Ciidamada AMISOM, iyo qaar kaloo dhaawaca.
Xoolahan oo Baayac-Mushtari ahaa una sii jeeday Kawaanka Xoolaha lagu qalo ee Suuqa Beerta Afisyooni oo ku yaala Degmada Waabari. Ayaa waxay sheegeen Ganacsatadii Lahayd in aanay Garanayn [...]
“Waayaha ayaa idin bari doona ineydan wax kabedalin Aqalka Cad waji waji lagu badaley mooyee,….” Hadaladaasi Waxay Ka mid yihiin Farriin Culus oo Cod ah oo uu soo diray Sh.Usama Bin Ladin.
Farriintan oo ku soo beegantay Labo Casho kagadaal markii Maraykanku Xusay Dhacdadii Dhabar jabka weyn ku noqotay ee 11 Septemper 2001da lagu Qarxiyey Daarihii [...]
Hargaysa -(Goljano)-Fadhigii Golaha wakiilada ayaa saaka si caadi ah u furmay, fadhigan Saaka oo Si nabad ah oo bilaa buuq ah u furmay ayay ka soo xaadireen xildhibaano aan weli tiradooda rasmiga la shaacin maadama loo diiday saxafadda inay galaan Gudaha xarunta Golaha wakiilada, Xidhibaanada Yimi xarunta ayaa si caadi ah u galay madasha shirka iyagoo [...]
waraysi aanu la yeelanay guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee xisbiga Kulmiye C/laahi xasan xaji diiriye ayaa waxanu wax ka waydiinay bannanbaxyada ay shalay ka qabanqaabiyeen kana dhigeen magaalada Burco iyo weliba Oog, waxana waraysigan ka qaaday weriye Jama Abdi Sicid oo ka mid ah hawlwadeenada cusub ee Goljano Media xafiiskeeda ama Studioga Burco.
hadaba waraysigan ayaa waxa [...]
Qudbiga Qabriga Salaaxa-Diin (Qabriga Salaaxadiin Al-ayuub 1193 taariikhda miiladiga)..
Magaalooyinka kale ee Taariikhiga waxaa ka mid ah magaalada Tadmur oo ay Roomaaniyiintii dhulkan ka talin jirtay Islaamka ka hor ay dhiseen,Buuro la xardhayna u badan, Dalka Suuriya goobhaas taarikhiga ahi waxay ugu jiraan Tiirarka ugu waaweyn ee uu dhaqaalaha ka helo dalku, waxaana sanad kasta Soo [...]
Hargeysa (Goljano) Madaxweyne Rayaale waxa uu ugu horeyn u qadaimay shacbiga Tacsi uu u diray shacbiga Somaliland isagoo ka Tacsiyadeeyay dhibaatadii shalay dhacday magaaladda hargeysa,waxaanu ugu baaqay inaan mar danbe waxaan qaranimada ahayn dhiig loo daadin
Madaxweyne rayaale waxa uu mar kale u soo jeediyay axsaabta iyo shirguddoonada labada goleba wax wadahadal ku dhamaan kara [...]
Marka ay fidnadu bilaabmeyso waa suula ama luma aqliga,
Waxaana xaqiiqa in xaaran ay tahay fidno xukun doon,waayo ummada ayaa fidno galeysa waxana bilaabmeysa balayo oo dhan, dagaal,colaad,foqor iyo dhiig.fidnadu waa taasi haysata xamar mudo 20 sano ah waxana bilaabey caydiid iyo cali mahdi xukun ayey isku qabsadeen, maantana waxaad mooda in siraanyo oo askari ama guulwade fiican [...]
Maamulka Shabakada Ramaasnews, wuxuu beeninayaa war been abuur ah oo ka fog xaqiiqda oo ay caawa baahisay Idaacada Radio Hargeysa, taasi oo ay ku sheegtay In Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (C/Raxmaan Cirro) oo u waramayay shabakada Ramaasnews, xalay uu shacbiga Somaliland ugu baaqay in ay mudaharaad iyo rabshado ka sameeyaan haddii [...]
Ilaahay how naxariisto wixii ku dhintey fowdada gacanta lagu sameeyey,waana bill ramadaane ilahay nabada haynoo sugo.
Maalinta ay dhacdo tan oo kali ayaa ninka ragii soo baxa,waa malinta la ogaado munaafaqa iyo aqli gaabka iyo cadowga.
Maanta ma taagna baarlaman ha la furo,mana taagna siyaasad waxay taagan tahay jiritaanka somaliland sidee loo bad baadiya
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe [...]
Burco -(Goljano)- Bannaanbaxyo ay soo qabanqabiyeen xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa saaka ka dhacay Magaalada Burco iyo weliba Degmada Oog, Bannaanbaxan oo ahaa mid silmiya oo aan wax rabashado ah wadan sidii kii hargaysaa ayaa ku koobnaa xarumaha xisbigaasi, iyadoo markii ay masuuliyiinta asxaabta khudabadahooda halkaas ka jeediyeen ay kala tageen dadkii halkaasi isugu [...]
Anagoo ah jaaliyada somaliland ee germany, waxaanu tacsi tiiraanye leh
u diraynaa dadkii ku dhaawacmay kuna dhintay, rabshadihii kadhacay
magaalada hargaysa,anagoo aad uga naxsan arintaa gude iyo dibadba
saamaysay,waxa ayaan daro ah waxa ay u xalin waayeen ama uga
hortagi waayeen,cuqaashii,culamaa u diinkii,salaadiintii, aqoonyahankii
iyo wax garadkii.
waar mawaxaad xalin kari waydeen,khilaafkaa wadanka hadheeyay
oo aad ka khaldan runta ugu sheegi waydeen.
waxaan [...]
Burco -(Goljano)-Abaabul ballaadhan oo laga dreemayo saka magaalada Burco, iyadoo lagu wado in saaka abbaro 9:30ka lagu qabto bannaanbaxyo ballaadhan oo lagaga soo horjeedo dhacdadii foosha xumayd iyo rabshadihii ka dhacay hargaysa oo ay mucaaradku ku eedeeyen xukuumadda,
waxaa illaa xalay ay ku jireen mucaaradku abaabul iyo igaysiin ay taageerayaashood ogaysiinayaa Baanaanbaxyada berri dhici doona.
hadaba waxa [...]
Hargeysa (Goljano) Guddoomiyaha Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Max’ud Aadan ayaa falkii maanta ka dhacay hargeysa uu sheegay inuu ka dhashay badhi fur lagu sameeyay isku soo dhaweyntii ay shalay soo sameeyeen waxaanu hadal uu maanta saxaafada siiyay ku yidhi “may ahayn in shacabka durbaan been ah loo garaaco,manay ool meesha wax isu soo bax shacab [...]
Hargeysa (Goljano) Jawiga galinkii dambe ee Maanta ilaa Caawa ayaa Deggen kuna soo noqday sidiisii hore, Kaddib Rabshado Ba’an oo Maanta ka dhacay Badi Halbawlaha Caasimadda Hargeysa kuna fiday Xaafado kamida Magaalada.
Rabshadahan oo Saaka ka bilaabmay Agagaarka ku dhaw Madaxtooyada iyo Xarunta Barlamaanka, ayaa waxay yimaadeen kadib markii Guddoonka Barlamaanku Dhawr gaadhi ay kusoo mareen [...]
Akhristeyaasha qiimaha badan ee Jecel in ay kordhiayaan ama tijaabiyaan aqoontooda ku aaddan Taariikhda Somaliland, waxa aan jecelahay in aan idiin soo gudbiyo su’aalo kooban oo ku saabsan Taariikhda Somaliland ee ka horreysay 1960-kii, waana qormadii labaad ee aan su’aalahaas idiinku soo tebiyo.Su’aalahaas oo ah kuwan:
1. Sheeg todoba ka mid ah ururadii siyaasada ee Somaliland [...]