Home » Articles Fanka & Suugaanta Featured General Goljano Latest Articles News goljano Latest News You are currently browsing entries filed in: Articles Fanka & Suugaanta Featured General Goljano Latest Articles News goljano Latest News

War Deg Deg ah: Abaabul ballaadhan oo loogu jiro bannaanbaxyo saaka ka dhici doona Burco iyo nawaaxigeda.

 
 
 
 
Burco -(Goljano)-Abaabul ballaadhan oo laga dreemayo saka magaalada Burco, iyadoo lagu wado in saaka abbaro 9:30ka lagu qabto bannaanbaxyo ballaadhan oo lagaga soo horjeedo dhacdadii foosha xumayd iyo rabshadihii ka dhacay hargaysa oo ay mucaaradku ku eedeeyen xukuumadda,
waxaa illaa xalay ay ku jireen mucaaradku abaabul iyo igaysiin ay taageerayaashood ogaysiinayaa Baanaanbaxyada berri dhici doona.
hadaba waxa [...]

Tijaabi Aqoonta Aad u Leedahay Taariikhda Somaliland‏

Akhristeyaasha qiimaha badan ee Jecel in ay kordhiayaan ama tijaabiyaan aqoontooda ku aaddan Taariikhda Somaliland, waxa aan jecelahay in aan idiin soo gudbiyo su’aalo kooban oo ku saabsan Taariikhda Somaliland ee ka horreysay 1960-kii, waana qormadii labaad ee aan su’aalahaas idiinku soo tebiyo.Su’aalahaas oo ah kuwan:
 
1.    Sheeg todoba ka mid ah ururadii siyaasada ee Somaliland [...]

MAANSO: Adna Daahirow Maqal, Ogow Doorkan Maanta ah.

Waxaa dhawaanahan soo afsaaray dalka Somaliland  khilaaf xoogan, ka dib markii lagu heshiiyey in doorashadu qabsoonto  Bisha  sebtember 27keed ,2009 .Hase yeeshee intaan la gaadhinba hawada loo laaley  garsoorihii  diiwaan galinta dadweynaha ayna soo jeediyeen  golaha doorashadu in doorashada lagu galo diiwaangalin la’aan ,madaxweyne Daahir Riyaale Kaahina ku raacay arintaa . Haddaba  M M Eleye{Suwes} [...]

Maanso Cusub Oo Ku Saabsan Xaaladahan Ugu Dambeeyey Sida Bastooladii Barlamaanka Loola Soo Baxay.

Waxaan dhamaan idinku salaamya salaanta muslinka meel aad joogtaanba ,
waxaanan idin leeyahay ramadaan kariim.jiftadani waxay soo baxday 9,9,09
waxayna ka dhalatay su,aal lay waydiiyay miyaanay dadka ama madaxda reer soomaliland
ahayn kuwa ku dayasho mudan iyo sabtee ninkii barlamanka ku jiray ula soo galay baaskolada
muxuuse doonaya ,waxaan marka jeclaystay inaan u shego dadku unuu badanyahay qolofta sarena [...]

Korodhso aqoontaada Guud (SU’AALO IYO JAWAABO )

 
 
 
 
Barnaamij ah su’aalo aqoon Guud ah iyo jawaabo oo taxane ah.
1.Su’aal. Waxaad sheegtaa nabigii lagu riday ceelka lana siiyay quruxdaaduunka hadii loo qaybiyo laba qeybood lasiiyay halqayb ?
1-Jawaab.nabigaasi waa nabi yuusuf.
2.Su’aal. Waxaad sheegtaa qoomkii ugu horeeyay ee sanab caabuda ?
2-Jawaab. Waa qoomkii nabi nuux
3.Su’aal. Waxaad sheegtaa imisa sano ayuu noolaa nabi ismaa ciil ?
3-Jawaab. Waxaa [...]

Qiso Shan sano Socotay: Hooyo Go’aansatay In Ay Noqoto Qoraa.

Dadka qaarkood waxay rajo gooyaan markay ku dhow yihiin guusha.  Waxay rajo gooyaan daqiiqada ugu dambeysa tartanka ama marka hal talaabo uga hadhsan tahay guulaysiga.
Meesha maya lagaa yiraahdaa waa jidka haa oo micnaheedu yahay in mar haa ku xigayso haddii aanad ka hadhin oo aanad u quusan dhakhso. Waa inaad hadii asxaabtaada, qaraabada iyo [...]

Walee Rag Jaceyl Baray (Sheeko Qosol iyo XikmadXambaarsan)‏

 
 
 
Waa qiso ka turjumaysa xaalada Dadkii hore iyo Jacaylka Qoysaska iyo xaalada Qoysaska imminka……..
Qarnigaan 21aad wax kasta wey hormareyn sida isgaarsiinta, aqoonta iyo tagnoolijiyada qeybaheeda kala duwan. Waxaa sidoo kale hormarkaasi si fiican ula hana qaaday jaceylka u dhaxeeya labo qof oo isdooratay. Inkastoo jaceylka barashadiisa lookala hoorey.Hadaan Soomaali nahay jaceylka waagii hore wofba si [...]

Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Maanta Oo Bastoolad La Isula Soo Baxay

 
 
 
Hargaysa (Goljano) Fadhigii Golaha Wakiilada ee Maanta oo uu shirgudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (C/raxmaan Cirro) ayaa la horkeenay laba Mooshin oo la doonayey in Mid maamuus ka xayuubin lagu sameeyo Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa halka ka kalena ahaa mid la doonayay in dib loo furo xeer hoosadka golaha kaabis iyo wax ka bedelna lagu sameeyo.
Fadhigan [...]

UDUB-tii Matagtay Yaa U Afdhaqi Doona ?! Hambalyo Komishanka‏(Faallo)

Marka hore waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland, oo ka laabtay go’aankii qalloocnaa ee qaranka madaxa isu-geliyay, dadku way qaldami karaan, waxase muhiim ah in ay qaladkooda ka soo laabtaan, sida ay soo tebisay mareegta Hadhwanaagnews.com,waxaan Komishanka leeyahay, hadda ayaad cagta saarteen wadadii caddaalada, garsoorka iyo muwaadinimada, waxaanan rajeynayaa in [...]

“GUULAAMO” Waa Tix Gabay Ah Oo Uu Curiyey Abwaan Cambalaash

Asalaamu Calaykum Waraxma Tullaahi Wabaraakatuhu,
 
Marka hore ddhammaan Ummadda Reer somaliland madax iyo shicib, Yar iyo wayn aqoon yahan iyo indheer garad Waxaan idin leeyahay RAMADAAN KARIIM. Maanta oo ah maalin Axad ah waxa aan doonayaa inaad ila wadaagtaan Tixdan gabayga ah ee ku saabsan waayaha dalka.
 
Tixdani waxay soo baxday Shalay oo taariikhdu ahayd 06/09/2009 Macnaha iyo [...]

Bogga Tacsida ee MARXUUMADA weriye Nura Maxamed Cali…

INALILAAHI WAA INA ILEYHI RAAJICUUN
Dhammaan Xubnaha iyo maamulka sare ee  URUR WEYNAHA DHALINYARADA EE TOYDO, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka baxday Marxuumad weriye Nura Maxamed Cali, oo ahayd laf-dharabta dhalinyarta Gobolka Tog-dheer, isla markaasna ah shakhsiyad ay si weyn u tabeen dhammaan dhalinyarta ama Da’yarta Gobolku, waxaanay leeyihiin [...]

Qab qablihii hore iyo kan maanta maxay iska shabahaan maxayse ku kala duwan yihiin???? (Qoraal Xiiso Leh)

 
 
 
 
Caalamkan aan ku noolnahay hadii aad u kuur gasho ayaad ka dheehan kartaa in ay aad u kala duwan yahay dhulkiisu waayo dhulbaa amoos ah oo abaar iyo jilaal daran kajiraa duunyada iyo dadka ku noolna haraad iyo gaajo la il daran yihiin sidaa daraadeedna aan geed cagaaran laheyn halka dhul kale ama qeyb kale [...]

Bogga Tacsida ee Marxuumad weriye Nura Maxamed Cali.

 
 
 
Dhammaan hawlwadeenada shabkada wararka ee Goljano.com oo kala jooga CANADA, SOMALILAND,iyo Yurub waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumad Nura-happy Maxamed Cali oo xalay shil baabuur ku geeriyootay. INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN.
C/casiis Jamac Badawi  -Canada
Jamaal Cali Xuseen (Jamaal-Halkaraan)
C/salaan Cusman Cumar-jeex  -Hargaysa
Ibrahin A/rahman Qasim  -Hargysa
LadnaRashiid C/laahi  -Hargaysa
Mustafe [...]

Weriye Nura Maxa’ed Cali(Nura Hppy) oo ku geeriyootay shil baabuur iyo taariikh Nololedkeedii oo kooban.

 

Burco -(Goljano)- Alle ha u naxariistee waxaa xalay abaaro todobadii iyo badhkii fiidnimo shil-baabuur oo ka dhacay albaabka hore ee degmada Sheekh ku geeriyootay Marxuumad Nuura Maxamed Cali [Nuura Happy] oo ka mid ahayd asaasayaashi Naadiga Akhriska (Halkaraan Readers Clup) ee Burco.
Shilkan baabuur ayaa yimi ka dib markii ay is galeen gaadhiga ay marxuumadu saarnayd oo [...]

Fanka & Fannaanka: Taariikhda Fannaankii Caanka Ahaa Salaad Maxamed Shardi

SALAAD MAXAMED SHARDI  SALAAD DERBI…wuxuu fanka ku soo biiray ka hor ahmed cali cigaal wuxuu  si caadiya u bilaabay fanka sanadku markuu ahaa 1963 julay  isaga oo yar oo jiray 13 sano  salaad heesihsii hore hada dhegaysato amba dhegaysataywaxaa uu cod kiisu u ekaa gabadh maxaa yeelay wuxuu ahaa nin yar oo caruur ah hadaba [...]

Dirawalkii Khibrad –yare (Sheeko Xiiso Badan)

Waxaa uu Gaadhigu marayaa figtii ugu sarraysay dalcad uu in muddo ah soo fananayay. Rakaabka ka buuxa dusha sare ee gaadhigu aad bay u tabcaansanyihiin. Waxay soo mareen safar qaatay maalmo ka badan intii ay filayeen. Waxa taa uga sii daran uma muuqato meeshii ay u socdeen. Gaadhiga oo noociisu yahay kuwa xamuulka waxa wade [...]

Maxaad ka taqaannaa shakhsiyadii Alle ha u naxariistee Fannaankii weynaa ee Axmed Gacayte.

 
 
 
Axmed Gacayte Yusuf taariikh ahaan waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1956kii, isagoo isla Hargeysa ku geeriyooday.
Fannaan kastaa waxa jira qof, hido, amma jawi ku khasba inuu ku fanka iyo suugaanta ku biiro, hadaba aynu isweydiino Axmed Gacayte yaa ka danbeeyey fannaanimadiisa, goormuuse fanka bilaabay, waa side shakhsiyadii Axmed Gacayte? su’aalahaas iyo qaar kale oo badan [...]

“SAAXIL” Waa Maanso Uu Curiyey Abwaan Maxamed Abokor

Waxan salaamyaa dhamaan shacabka somaliland
meel kastay joogaan
waan ilaahey uga baryayay nabad iyo caano
kuna waar leeyahay shacab iyo dawladab
waxan soo wadaa maanso naan badnayan
oo layidhaahdo saaxil waxaan ku bilaabay

sidan

gobolkani inuu yahay
Gobol lagu ilooboo
Inta manta joogtaa
Aduunyadaba ma eegaan
Nicmco iyo barqaaqiyo
Dekadada aad argtaan
Mawlahaa ku deeqoo
Waliab raacshay sharaf
Hadii aan [...]

Warihii HCTV Ee Berbera Oo Lagu Xidhay Xabsi Ku Yaal Dekedda Dhexdeeda

 
 
 
 
Berbera (Goljano ) Ciidanka Ilaalada Dekeda Berbera ayaa shalay Galab xabsiga u taxaabay Weriye C/kariin Siciid Saalax oo ah weriyaha Horn Cable Tv ee magaalada Berbera xili uu ku gudo jiray howlihiisa shaqo isaga oo waqtigaasi rabay in uu sawiro ka qaado Markab weyn oo sida xamuul oo dab ku qabsaday dekeda Berbera.
 
Xadhiga weriyaha  ayaa [...]

Somaliland Ma riyaalaa leh mise siilaanyo? Fallo: By JAmac Caqil cabdi-siciid

 
 
Horta marka hore waxa mahad aan la oo koobi karin iska leh ilaaha inna abuuray isla markaasna inna waafajiyey bisha barakaysan ee ramadaan iyo fadligeeda, inta kadib waxan u hambalyaynayaa webka caalamiga ah ee Gojano.com oo badana ku dadaala soo gudbinta odhaahda dadka ama bulshada ku taxan iyo aragtiyahooda.
 
Waxaan maqaalkan ku soo qaadanaynaa xaaladaha u [...]