Home » Articles Featured General Goljano Latest Articles News goljano Latest News You are currently browsing entries filed in: Articles Featured General Goljano Latest Articles News goljano Latest News

Waraysi Gaaban oo aan la yeelanay Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye G/Tog-dheer, oo uu kaga hadlayo Bannanbaxyadii shalay ka dhacay Burco.

 
 
Burco -(Goljano)- waraysi gaaban oo aan la yeelanay Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye ee G/Tog-dheer  Sahal aadan Maxamed, waraysigan waxa ka soo qaaday Camera Man ka Studio Goljano ee Burco, Ismacil Abokor iman, waraysigan oo aan u wax kaga waydiinay waxa ay u qabteen Bannaanbaxan iyo waxa ay dadka isug usoo saareen iyadoo shalay rabshado xumi dhaceen [...]

Osama Bin Ladin Oo Farriin Culus U Diray Maraykanka

“Waayaha ayaa idin bari doona ineydan wax kabedalin Aqalka Cad waji waji lagu badaley mooyee,….” Hadaladaasi Waxay Ka mid yihiin Farriin Culus oo Cod ah oo uu soo diray Sh.Usama Bin Ladin.
 
Farriintan oo ku soo beegantay Labo Casho kagadaal markii Maraykanku Xusay Dhacdadii Dhabar jabka weyn ku noqotay ee 11 Septemper 2001da lagu Qarxiyey Daarihii [...]

Fadhigii Golaha wakiilada oo si caadi ah u furmay saaka iyo Kulan danbe oo loo Ballamay Berrito.

 
 
 
Hargaysa -(Goljano)-Fadhigii Golaha wakiilada ayaa saaka si caadi ah u furmay, fadhigan Saaka oo Si nabad ah oo bilaa buuq ah u furmay  ayay ka soo xaadireen xildhibaano aan weli tiradooda rasmiga la shaacin maadama loo diiday saxafadda inay galaan Gudaha xarunta Golaha wakiilada, Xidhibaanada Yimi xarunta ayaa si caadi ah u galay madasha shirka iyagoo [...]

Dimishiq Caasimaddii Umawiyiinta (Qabriga Salaaxa-Diin & Suuqa Xamiidiya) Q:4aad

Qudbiga Qabriga Salaaxa-Diin  (Qabriga Salaaxadiin Al-ayuub 1193 taariikhda miiladiga)..
Magaalooyinka kale ee Taariikhiga waxaa ka mid ah magaalada Tadmur oo ay Roomaaniyiintii dhulkan ka talin jirtay Islaamka ka hor ay dhiseen,Buuro la xardhayna u badan, Dalka Suuriya goobhaas taarikhiga ahi waxay ugu jiraan Tiirarka ugu waaweyn ee uu dhaqaalaha ka helo dalku, waxaana sanad kasta Soo [...]

Madaxweyne Rayaale Oo Qasriga Madaxtooyada Saxaafada Ugaga Waramay Wixii Shalay Dhacay

Hargeysa (Goljano) Madaxweyne Rayaale waxa uu ugu horeyn u qadaimay shacbiga Tacsi uu u diray shacbiga Somaliland isagoo ka Tacsiyadeeyay dhibaatadii shalay dhacday magaaladda hargeysa,waxaanu ugu baaqay inaan mar danbe waxaan qaranimada ahayn dhiig loo daadin
 
Madaxweyne rayaale waxa uu mar kale u soo jeediyay axsaabta iyo shirguddoonada labada goleba wax wadahadal ku dhamaan kara [...]

War Deg Deg ah: Abaabul ballaadhan oo loogu jiro bannaanbaxyo saaka ka dhici doona Burco iyo nawaaxigeda.

 
 
 
 
Burco -(Goljano)-Abaabul ballaadhan oo laga dreemayo saka magaalada Burco, iyadoo lagu wado in saaka abbaro 9:30ka lagu qabto bannaanbaxyo ballaadhan oo lagaga soo horjeedo dhacdadii foosha xumayd iyo rabshadihii ka dhacay hargaysa oo ay mucaaradku ku eedeeyen xukuumadda,
waxaa illaa xalay ay ku jireen mucaaradku abaabul iyo igaysiin ay taageerayaashood ogaysiinayaa Baanaanbaxyada berri dhici doona.
hadaba waxa [...]

Hargeysa: Jawiga Galabta Ilaa Caawa Oo Xasiloon & Sawiro Naxdin Leh Nala Daawada

Hargeysa (Goljano) Jawiga galinkii dambe ee Maanta ilaa Caawa ayaa Deggen kuna soo noqday sidiisii hore, Kaddib Rabshado Ba’an oo Maanta ka dhacay Badi Halbawlaha Caasimadda Hargeysa kuna fiday Xaafado kamida Magaalada.
 
Rabshadahan oo Saaka ka bilaabmay Agagaarka ku dhaw Madaxtooyada iyo Xarunta Barlamaanka, ayaa waxay yimaadeen kadib markii Guddoonka Barlamaanku Dhawr gaadhi ay kusoo mareen [...]

Madaxweynaha Oo Ku Eedeeyey Rabshadihii Maanta Shirguddoonka Wakiilada & Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (Goljano)  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Markii ugu horreysay Ka hadlay Rabshadaha Hargeysa ka  bilaabmay, Waxaanu Madaxweynuhu uu dusha uga tuuray  Shirguddoonka Wakiilada iyo Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye.
Mar uu Madaxweynahu Maanta uu Waraysi Siiyey Idaacadda BBCda, Laanteeda Afsomliga ayaa waxa ka mid ahaa hadaladiisii oo uu yidhi  “ Run ahaantii Waxa arrimahan ka dambeeya, Shir-guddonka Golaha [...]

Hargeysa: Saddex Askari Oo Ku Dhaawacmay Bomb Lagu Soo Tuuray & Dhaawaca Rayidka Oo Sii Kordhaya (Daawo)

Hargeysa (Goljano) Saddex Asrkari ayaa dhaawacmay kadib markii  Bombo gacmeed lagu soo tuuray,  waxaana loola cararay dhankaa iyo cisbitaalka guud ee hargeysa oo lagu dawaynayo sida naloo xaqiijiyey.
Tirada dhaawaca Rayidka ayaa iyana sii kordhaysa, waxaana mar dhawayd oo aanu cisbitaalka booqanay aanu ku aragnay dad dhaawacyo kala duwani soo gaadheen Waxaana Out-patiant ka cisbitaalkU la [...]

Booliska Oo Dhimasho & Dhaawac U Geystay Arday Dhiganaysay Iskuul-ka 26 June Ee Xaafadda Goljano.

Hargeysa (Goljano) Rabshadahan Maanta ka dhacay Hargeysa, ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 3 Qof, Waxaana ka mida Arday classkiisii fadhiyey oo Casharadiisii dhiganayey, iyo waliba Arday kale oo Hablo u Badan oo dhaawacyo kala duwani soo gaadheen.
Ardaygan dhintay iyo kuwa dhaawacmay oo kamid ahaa Ardayda Iskuulka 26 June, ee Xaafadda Goljano, ayey Xabadu haleeshay [...]

Rabshadihii HARGYSA oo weli sii socda iyo Dhimashada iyo dhaawaca oo sii kordhaya

 
 
 
Hargaysa -(Goljano)- waxa weli si xawli ah usocta Rasaasti Ay Bilaysku ridayeen, sido kale waxa shacabkii ay sii xoogeeyen Mudaharadkoodii iyagoo Gubay illaa iminka inta la xaqiijiyey 4 Gaadhi oo 3 ka mid ahi aya yihiin GT ama baaburta Dawladda halka mid kalena uu yahay Gaadhi bileys, Rasaasta weli ka dhacaysa agagaarka Xarunta Wakiilada ilaa [...]

War Deg Deg ah: Rasaas xogan oo ka dhacaysa Xarunta Golaha wakiilada hortiisa iyo dhimasho &dhaawacyo soo gaadhay shacab.

 
 
 
Hargaysa- (Goljano)-waxa ill iminka ka socota xarunta Golaha Baarlmaanka Hortiisa rasaas xoogan  oo ay ridayaan ciidanka Bileyska somaliland, kuwaaso is hortaagay inay Gudaha galaan xildhibaanada Baarlmaanka halka shirguddonkii Golaha uu gudaha ku jiro,ciidankan ayaa  illa iminka ku hor sugan xarunta Golaha wakiilada.
Rasaastan dhacays a iminka ayaa loo adeegsaday shacab  isa soo hor dhoobay xarunta Golahaasi, [...]

War Deg Deg Ah: Khilaafkii Golaha Wakiilada Oo La Xaliyey Iyo Shirkii Golaha Oo Berri Furmi Doona.

Hargaysa -(Goljano)- Waxa maanta heshiis Buuxa  laga gaadhay in dib loo furo maalinta berri ah xaruntii golaha wakiilada oo xukuumaddu ka xidhay salaasadii kadib markii ay ku dagaalameen xildhibaanada qaar ka mid ah, iyado taasina  keentay in xildhibaanadu ay hub isula soo baxaan golaha dhexdiisa sidaasina ay ciidanka boolisku ay ku xidheen golahaasi maalinta bari [...]

Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Axmed Ould Cabdalla, Daawo

Hargeysa (Goljano) Madax-weynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta qasriga madaxtooyadda ku qaabilay wafti ka socda Qaramada Midoobay, laanta u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya.
Waftigaasi Qaramada Midoobay oo uu hogaaminayo Axmed Ould Cabdala oo socdaal gaaban ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland, waxa madaxweynuhu uu kala hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin in Somaliland [...]

War Deg Deg ah: Ahmed Walad Abdalla iyo wefti uu horkacayo oo soo Gaadhay HARGAYSA

 Hargaysa -(Goljano)- Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo  Soomaaliya iyo wafiti uu horkacayo ayaa Goor dhoweyd ka soo dagay Garoonka Caalamiga ah ee IGAL International Airport ee magaalad Hagaysa.
Waftigan uu horkacayo Axmed Walad Cabdallah ayaa lagu wada inay  u yimadeen Dalka bal in wixii karaankooda ah ay ka galaan [...]

Tacsi Naga soo gaadhey Madaxtooyada Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal Tacsi ah u diray Afhayeenka Xisbiga UDUB Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Xandulle “Cali Guray” , isaga oo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Aabihii Maxamed Yuusuf Xandulle oo Maanta lagu aasay Magaalada Hargeysa.
Madaxweynuhu, waxa uu ilaahay uga baryayaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo marxuumka, qoyskii iyo [...]

Dimishiq Caasimaddii Umawiyiinta, (Qabrigii Bilaal Al-Xabashi) Q: 3aad.

Qabriga Bilaal Al-xabashiyyi, sida uu xaqiijiyey Imaamu Nawawi..
Waxa kale oo iyaguna jira masaajidyo badan oo saxaabadii nabigu (N.N.N.K) ay laasimeen oo dadka wax ku bari jireen waxaana ka mid ah ,masjidkii Abuu Dardaa, uu dadka casharada ugu meerin jiray, kuna dhegan Qalcadda Dimishiq waxa kale oo ku yaala sida ay dad badani aaminsan yihiin masjidkii [...]

Buubaa Oo Beryahan U Muuqday Haad Geed Waayey Ayaa Maanta Ka Degay Boosaaso

Boosaaso (Goljano) Siyaasiga ka fallaagoobay Somaliland ee Ismaaciil Hurre Buubaa oo beryahan u muuqday Haad geed waayey ayaa waxaa lasoo sheegayaa inuu Maanta ka degay Madaarka magaalada Boosaaso ee Maamul goboleedka Puntland ee Somaliya.
Siyaasigan oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland laakiin Mabda’a ahaan raacsan Somaliya, Lana soo shaqeeyey Maamulladii Fadhiidka ahaa ee halkaasi soo maray, [...]

Al Shabaab Oo Maanta 3 Dhalinyaro Ku Fulisay Xukuno Gacan Goyn iyo Karbaash

Muqdisho (Goljano) Munaasabad ka dhacday Degmada Dayniile ayaa Maamulka Alshabaab ee Gobolka Banaadir waxaa uu Gacanta kaga jaray labo dhalinyaro ah oo lagu kala magacaabo Muriidi Maxamd Nuuriye iyo Cali Xuseen Bilisow, kuwaasoo lagu soo qabtay iyagoo falal budhcadnimo ah ku guda jiray.
Gudoomiyaha Alshabaab ee Gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen ayaa Warbaahinta u sheegay [...]

Madaxweynaha Oo Magacaabay Xubin Sharafeed Ka Mid Noqon Doona Golaha Guurtida JSL.

Xubin Sharaf Cusub ayuu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin u Magacaabay Golaha Guurtida, Waxaana Sidaasi lagu sheegay Waraxaafadeed Maanta kaso baxay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland kuna saxiixanyahay Afhayeenka Madaxweynaha Saciid Cadaani Mooge oo uu Nuqul kamid ahi nasoo gaadhay, kaasi oo u qornaa sidan: 
 

Warsaxaafadeed
 
 
 
 
Madax-weynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta magacaabay xubin sharaf cusub oo [...]