Cunug Mucjiso ah oo ku dhashay deegaanka Lafoole Ee Gobolka Sh/hoose
Macalin Cabaas macalin sheekh muxudiin shekh cumar oo ka war bixiyay xaalada cunugtani yar ayaa sheegay in ay walaashiis Farxiyo Sheekh Muxudiin sh.cumar ay 3-malin ka hor ku u mushay deegaanka burqaamo oo ka tirsan lafoole ilmo yar oo aan la kala garaneyn waxa uu yahay wiil iyo gabar ka dib markii takhaatiirtu ay u geyeen ay u sheegeen in arintaani ay ku haboontahay in caalamku loo bandhigo waxana uu u dhow yahay cunugaani Wiil ilaa iyo hadana si rasmi ah u cadeyn kara in uu yahay wiil iyo gabar waxana uu dhaawac culus ugu yaal inta u dhexeyso xudunta iyo halka lagu jahwareersanyahay.
Macalin Abukar Axmaday oo ah Abaha dhalay ilmahaan iyo Farxiyo sheekh muxudiin ayaa iyagu ah kuwa caafimaadkoodu uu tamyahy waxana ay ka tirsanyihiin dadka deegaanka.ayaa hadana qoyskodu wuxuu yahay sabool aan waxba heysan isla mar ahaantaana ah reer miyi aan aqoon u laheyn cilmiga caafimaadka iyo sida loola xiriiro dhaqaatiirta caalamiga ah.
Deegaanka burqaamo oo ka tirsan degaanka Lafoole ayaa waxaa ku dhashay 3-maalin ka hor ilmo yar oo aan la laka garaneyn gabar iyo wiil midka uu yahay oo mucjiso xag ala ah.
“Maalinta Talaadada aheyd ayaa gabar walaashey aheyd xaafada lagu magacaabo Burbaamo ku dhashay cunug ama wiil ah ama gabar ah la kal garan waayay marki dambena ay soo ifbaxday in uu u dhowaaday wiil ilaa iyo hadana aan la garaneynin wiilnimadiisi oo saxiix ah oo xaga dakarki ilaa hada la arkeynin calooshi iyo xuduntina ay isku halnoqdeen sidaas waxa yiri Maclin Cabaas maclin Raqiishi Cumar oo ah abtiga ilmahasi yar.
“Waxana dadka muslimiinta ugu baaqeynaa in ay Gcan ka geystaan sidii wax looga qaban lahaa ama looga badali lahaa ilmahaasi yar mucjisada ee soomaaliyeed marka wax walbo oo lagu dayay in wax looga badalo waan sameynay marka caalamkuna waxan la socod siineynaa in ay jirto cunug aan la kala ogeyn in ay gabar iyo wiil tahay ayuu ugu dambeyn yiri macalin Cabaas.
Somaliweyn







