Home » Articles, Goljano Latest Articles, News, goljano Latest News » FIDNO ABUUROW SAMAALE XEROWGAAGII IYO XERTADDII KU NOQO.

FIDNO ABUUROW SAMAALE XEROWGAAGII IYO XERTADDII KU NOQO.

dd

Marka ay fidnadu bilaabmeyso waa suula ama luma aqliga,
Waxaana xaqiiqa in xaaran ay tahay fidno xukun doon,waayo ummada ayaa fidno galeysa waxana bilaabmeysa balayo oo dhan, dagaal,colaad,foqor iyo dhiig.fidnadu waa taasi haysata xamar mudo 20 sano ah waxana bilaabey caydiid iyo cali mahdi xukun ayey isku qabsadeen, maantana waxaad mooda in siraanyo oo askari ama guulwade fiican heley oo samaale ah uu bilaabayo.
-FIDNO XUKUN DOON WAA XARAAN.
672.Ibn cabaas(A.K.R) wuxuu yidhi:Nebigu (S.C.W) wuxuu yidhi
Haddii uu qofku ku arko wax uun aan fiicneynfalka qaf madax
waa inuu u sabraa,waayo qofkii ka hoos baxa suldaanka taako gacan lagu cabbiray qaddar dhan,wuxuu dhimanayaa haddii uu sidaa ku dhinta dhimasho jaahil .
                                  (Bakhaari iyo Muslim)
 
677.Abuu Hurayrah (A.K.R) wuxuu yidhi:Nebigu (S.C.W)wuxuu yiri:Waqti waxa iman aad ku dadaali doontaan inaad qabataan
xafiiska guud iyo mamuk,lakiin isjira waxay ahaan taa arrin keenta jab,ciil iyo qoomamme maalinta qiyaamw.
                                                    (Bakhaari)
 
 
Ummaddu markey garan weydo qofka wuxuu yahay,isaguna aanu garaneyn shaqadda uu hayo,waa dhibaato samaale wuxuu ahaa xerow kolkaa waxay ahayd inuu caruurta higaada baro ee inuu baaralaman gudoomiye u noqdaa waa taasi maanta dhimashada keentey,maant sadexda dhiig cabe ee kala ah:

AHMED SIRANYO,C/RARMAN CIRO,IYO C/CASIIS SAMAALE.
Maanta nimanka ku baaqey ee TV,Mareegaha,Iyo Cidacadda ka lahaa baarlamankiina difaaca,ee caruurta,wax magatada iyo dadka jiicsan dabka saartey,ee abaabuley,ee ku baaqey noo so
gurmadd,difaaca,iyo waliba qasab ayaan ku galeyna,maanta waa cadey waa in maxkamad cad la soo taga,walidiintii caruurtooda laga waaley waa iney maxkamad furaan.

Samaaloow maanta dhagar ayaad gashey, caruur yar yar ayaad sababta u dhiteen aad leedahay,adiga iyo labada kale.
Maxkamada ifka waa lagu saari ta aakhirana waa kuu taala,caalamka waxaa ugu daran nin kitaabka ilahay tuurey oo dhiig iyo dhar u badheedhey oo waliba garaneyn shaqadiisa.
 
Samaaloow waad ogtahay sidaad u soo baxdey, uu ku soo saarey Ahmed Siranyo si uu kugu dilo tolkaad ka soo jeedo oo ilaa SNM uu calan ka dul taagtey,maanta adaa ah madfaca uu ku garaaco reerkaad ka dhalatey iyo somaliland

Markaad leedahay shicibka ayaa ku mahadsan sida u difaaceen baarlamanka,yaa laga difaacay furihii ayaabad haysatee,tan kale in dhiig,dhagar iyo fidno aad sameysey miyaanad ogyen in dhagar qabe aad tahay. waan kaa naxayaa shaqadan isaga tag oo XEROWGAAGII iyo XERTAADII ku noqo.sidaasi ayaa kuu khayer roon,waad tidhi wixii ii dhintey waa mahadsan yihiin,
Waar meesha isaga tag dee hadaaban maxkamad lagu saarin.
Miyaanad ogeyn in xaaran ay tahay inaad xukun fidno aad dhiig u daadiso.

Waxaan kuu sheegaya ha filin in Ahmed siranyo kursiga ku fadhiisto,xaga samada ayaa laga bixiya,80 odey oo dulcad joogey barigii SNM ayaa ilahay ka baryey inaan Ahmed Siranyo ilahay ummada ku soo celin,ilahay ayey ka baryeen in aan ilahay ku soo celin.waa xaqiiq ee samaaloow ha daalin.
 
ILAAHAY SOMALILAND AQLIGA HOW SOO CELIYO.

Abdi J. Digalle
ajdigalle@hotmail.com

About This Post
Posted by Abdisalam on Sep 13th, 2009 and filed under Articles, Goljano Latest Articles, News, goljano Latest News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Leave a Reply