Guddoomiyaha Wakiilada Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Guriga Saleebaan-Gaal
Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland C/raxamaan Max’d c/lahi ayaa goor dhawayd shir jaraa’id oo uu ku qabtay guriga Guddoomiyaha golaha Guurtidda Saleebaan Max’d Aadan ku sheegay in golihii wakiiladda ciidamo ay galeen isla markaana waxa uu shacbiga ugu baaqay in ay taageeraan xildhibaanadooda
Shirka jaraa’id ee ciro waxa uu ka dhashay dagaal xoogan oo ay maanta xildhibaanada golihiisu fooda isku dareen taasoo dhalisay in ciidamadu ay ka soo dareeriyaan golaha dhamaan dadkii joogay markii uu guddoomiyaha goluhu xidhay fadhigii.



Guddoomiye ma tihide kusoo noqo caydhaadii Finland, waxa aanu hor dhigaynaa lacagta aad ka qaadatay Somaliland taas oo aanad wax cshuur ah ka siin dawlada Finland oo biilisa caruurtaad. Waxa xukuumada aanu ka dalbanaynaa lacagta aad ka qaadatay Somaliland 4 sanno ee aad u shaqaynaysay, taas oo dhan sida aanu helnay 2 Milyan oo doller ood ku qaadateen saddex qof adigu waxa aad heshay 1 million.
Sidoo kale waxa aanu u bandhigaynaa dawlada Finland hantida kuu taala Somaliland, kuwaas oo reerkaagu qoro kolka ay caydha dalbanayaan in aanay lahayn wax hanti ah.
Yusuf Bare
Finland
Sharciga wadamadan aad leedahay waxaan u gudbinayaa wixii soo galay Gudoomiyaha horto akhri daan daan caadifadaysan baad tahaye.
sxb Yuusuf Bare nin weyn oo xishoon waayay waa geeed qolofi ka dhacaday C/raxmaan ciro waa wadani dalkiisa hantidiisa galiyay hadad adigu tahay basaas Finland baan axa u gudbinaya ku faanaya ilaali sharafta qaranka adiga iyo maangabyada lamid ka ah ee dalka doonaya inu dumo axan u sheegay dadku ma yeelayan in qaranka la dumiyi luqdad ku hadlaysidna nin weyn baad tahaye hagaajiso halkan anka joogna duminmayso intaad kamid ka tahaye debedaha ka soo qaylinaya kuw halkan jogan way iska tagi doona
Somaliland Guul
Hargeisa
adeer yarkaa isugu yeedhaya yuusuf waxaan dalkan finland eed sheegeyso sharcigiisa horta baro adigu ,mida kale ma waxaad moodeysaa inay cirro oo keliya ku joogeyso inta udubna ma xabaalahaad ku aasi sow iyagana qoorta lasoo qaban maayo oo lala xisaabtami maayo ,waxaan xusuustaa mar aan kula kulmay moscow 1987 anigoo somalia kasoo noqday oo maraykanka kusoo laabanaya shantii dhalinyarada ahayd ee ugu ee finland qaxootinimo isaga dhiibaysey ,marna ismaan lahayn basaasiin ayaa ka dilaacaysa dhulkaa ee waxaan isla haa nolol ayey raadinayaan
Reer Somaliland waxii aynu dhiganay Nidaamkii iyo Kladanbayntii Riyaale iyo Mucaarad aan dhaamin baa burburinaya.
Odayaashii guurtidana Juuqba waa laga waayey saleebaan Gaal iyo Cabdiwaraabe wey dhuunteen .
Ragii Dalkan dhisay ayaa aakhiro aaday.
Hadii Maanta Sheekhyuusufnoolyahay walaahi inaan sidaa laysu jiijiiteen.
Cigaalna ala hawnaxariistee wuu mootanyahay.
Cigaal Maalintii lagu qabsaday Kursiga sowkii yidhi waan idiinka dagayaa maaha.
Tolaay oo Tolbeelay waar meesha rag ma joogo.
ragii raga ahaa wey aakhiraysteen.
Raadyawga ayey iska caayayaan.
Golihii guurtuduna wuxuu garan waayey waxaba erya oo nin Cusub oo daacad aha keena.
Barlamaankii laga soo doortay 6da Gobol Dubjiro ayey noqdeen ama Ciyaalasuuq.
Baldhagaysta Cabdiraxmaan Xoog oo ka leh Voa nin baan Baastoolada ka maroojiyey .
Shame on you Mr. Xoog.
Dubjiradaa Suudhadhka loo soo xidhay een dalka aan danta ka lahayn hala kala diro . Riyaale iyo Siilaanyona Nasasho haloo diro.
Dalkana Dhalinyarada Dalkooda jecel ee ka naxaaya ee usoo dagalamay haloo geliyo gacanta.
Wasiirada iyo Kuwa Xisbiyada kolba mid gala ee Caloosha buurbuurana yaan waxdanbe la weydiin.
Xisbiyo Cusub oo ajendayaal iyo Himilooyin cusub leh hala aasaaso.