Home » Articles, Featured, Goljano Latest Articles, News, goljano Latest News » Hargeysa Iyo Muqdisho Oo Fariin Hawada Isku Marsiiyey

Hargeysa Iyo Muqdisho Oo Fariin Hawada Isku Marsiiyey

dd

Sheeko Mala-awaala oo ku saabsan Hargeysa Iyo Xamar oo Farriin Hawada isu Marsiiyey, ayaa waxaan idiinka soo qaadanay Dayniile.com oo ay Leeyihiin Niman Reer Xamar ahi, Waxaanay Sheekadani u qornayd sidan:

Magaalada Muqdisho oo iyadu dil iyo xumaan lee ku jirtay 20sano ayaa la dar daarantay magaalada Hargeysa oo iyadu xiligaan foolaneysa

Muqdisho .Hargeysay waxaad tahay magaaladii ugu xigtay hadase iga horeysa ee mala socotaa in Hawiye sidaan ii galay dadkii i camirijay kala racadeyey kana dhigay mid uu dilay iyo mid uu dhacay

Hargyesa .Muqdisho sori sidaad ahaan jirtay hadase sidaa tahay waa laba isdiidan aniga dadkeygaa wadani ah sidaa uun baan kaaga hormaray ee wax kale ma jiraan ee ha is calool xumeen caloosha dhuuqso

Muqdisho,waa runtaa Hargeysay dadkaada waa dad dal iyo dhul jecel lakiin aniga waxuu igu intixaamay duul aan wax garan wax uu rabana la garaneynin maalinba waji horleh la soo baxaayo

Hargeysa horta Muqdishoy adiga kuma fahmin maalin mooryaan isbaara u talaa tahay maalina wadaad cimaamad wato marka halkeen kuu raacaa waaba ku fahmi laahay

Muqdisho . Hargeysay aniga sidaan laba wajiinimada ayaa Idilay oo ka dagi lahay xataa kan cimaamada sitaa xataa waa mooryaan taana waxaa islahaa waa ducooyin walidkii dhalay ka dhaxleen

Hargeysa muqdisho duca maahee waa habaar walid sidaa ku jirta colaad aan dhamaan iyo gaaja aan xad laheen waa wax laga duceystaa hadaad xalaasha baran laheyd ducadadawaa la aqbali lahaa Muqdishay

Muqdisho Hargeysay kuma bogin maal mahaan waxaa kaa maqlaa jawi aan fiicneen ee wax iskula har ee dadka iyo caasimadada bad baadid ee yeena kaa hor marin Garoowe wad aragtaa in ay maalinba reer madaxweyne noqonaaye ee aqligiina intaa waa ka fiicnaa ee fikira

Hargeysa .Muqdisho waa runtaa 3 nin baa ii tashtay Riyaalana shaxda waa fahmi layahay waxaa ka aqli badan Maxamuud Saleen oo maalina Cumar Maxamud Madaxweyna yahay maalina Cismaan Maxamud hadana ciise uu yahay marka aqligaa halkoow naga aday Muqdishay

Muqdisho Hargeysay Bur bur hadaad rabta aniga i fiiri hadaad qilaaf rabtid Aniga dib igu noqo Madaxweyne leysku qabsadaa waxaan ka dhaxlay waad argataa ee inta aad camirantahay Hargeysay dadkana kaa qaxin is qabo ee e siyaasada meel iska saar

Hargeysa Muqdisho waan qaatay taladaada bur bur adigaa kaaga wana qadanaa qilaafana waa arkaa meesha uu ku gaarsiiyey w Abbe iyo wiil uu dhalaa aag isugu jiro ee ii soo ducey wasa ogahay in ducadad aqbal aheyn oo Nin xaaran libsan xaarana quuta wax laga aqbaleynin

About This Post
Posted by Abdisalam on Sep 4th, 2009 and filed under Articles, Featured, Goljano Latest Articles, News, goljano Latest News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Leave a Reply