Comments on: Itoobiya waa timid meeye Mujaahidiintii shalay jebiyey? Qalinkii Cabdalla Xassan http://www.goljano.com/itoobiya-waa-timid-meeye-mujaahidiintii-shalay-jebiyey-qalinkii-cabdalla-xassan/ Fair, Accurate, Informative, Balance and Independent Mon, 14 Sep 2009 15:28:09 +0000 http://wordpress.org/?v=2.7.1 hourly 1 By: Ali Mohamoud Noor Ali-Eid http://www.goljano.com/itoobiya-waa-timid-meeye-mujaahidiintii-shalay-jebiyey-qalinkii-cabdalla-xassan/comment-page-1/#comment-929 Ali Mohamoud Noor Ali-Eid Thu, 02 Jul 2009 23:52:58 +0000 http://www.goljano.com/?p=2194#comment-929 Abdalla Hassan, Adeer aan kula kaftamee marka dambe ee aad wax soo qortid magac saddexan ha lagaa helo, haddii kale waxa loo qaadanayaa inaad cad ku leedahay kii diinta iyo gabayga ku shaqaysan jiray ee isna ina Abdallah Hassan la odhon jiray. Midda kale halkani waa Hargeisa maaha Xamar kolkaa loogama baahna meesha adeer nin ku hadlaya erayada aan maqaalkaagan ka soo dheegay oo ay ka mid ka yihiin kuwanoo kale: isku dagaalaya. itoobiya iska taktay. qofna meel dheer ku gaari maayo. Waxad ogaataa in inaan waxani ahayn AF-Somaliland balse waa kii dhako xunta kolkaa fadlan ku soo qor wararkaaga kuwa Somalida baydhsan oo halkan ha naga dhooqayn. Waxa intaas ka daran taageerada aad u hayso Alshabab adoo si badheedha kuwaa u sheegaya inaad taageersan tahay nimankaa oo aannagu aannu u naqaanno ARGAGIXISO aan aan Isalmnimo meel ka soo gelin weliba waxaad ugu yeedhay magaca u asturay kuna tilmaamay inay yihiin MUQAAWIMO, kolkaa sow ma cadda inaad ka mid tahay maxaad qiiqa isugu qarinaysaa. Haddana bal inaad dhoohan tahay maxaa Somaliland ka khuseeya ee aan ahayn wixii ibni aadamnimo ah oo ay kala siman tahay dalalka jaarka iyo caalamka intiisa kale, halka aad hadalka hoos noogu dhigayso sidii aannu ka mid nahay Somalia yaa faqash binu Faqash. Maxaad ula jeeddaa hadalkan liitta ee sidan u dhigtay: ..mushkilada uuun baan isku sii badinaynaa…meel aan xal jirina xal baan ka raadinaynaa. Abdalla Hassan,

Adeer aan kula kaftamee marka dambe ee aad wax soo qortid magac saddexan ha lagaa helo, haddii kale waxa loo qaadanayaa inaad cad ku leedahay kii diinta iyo gabayga ku shaqaysan jiray ee isna ina Abdallah Hassan la odhon jiray.

Midda kale halkani waa Hargeisa maaha Xamar kolkaa loogama baahna meesha adeer nin
ku hadlaya erayada aan maqaalkaagan ka soo dheegay oo ay ka mid ka yihiin kuwanoo kale: isku dagaalaya. itoobiya iska taktay. qofna meel dheer ku gaari maayo.
Waxad ogaataa in inaan waxani ahayn AF-Somaliland balse waa kii dhako xunta kolkaa fadlan ku soo qor wararkaaga kuwa Somalida baydhsan oo halkan ha naga dhooqayn.

Waxa intaas ka daran taageerada aad u hayso Alshabab adoo si badheedha kuwaa u sheegaya inaad taageersan tahay nimankaa oo aannagu aannu u naqaanno ARGAGIXISO aan aan Isalmnimo meel ka soo gelin weliba waxaad ugu yeedhay magaca u asturay kuna tilmaamay inay yihiin MUQAAWIMO, kolkaa sow ma cadda inaad ka mid tahay maxaad qiiqa isugu qarinaysaa. Haddana bal inaad dhoohan tahay maxaa Somaliland ka khuseeya ee aan ahayn wixii ibni aadamnimo ah oo ay kala siman tahay dalalka jaarka iyo caalamka intiisa kale, halka aad hadalka hoos noogu dhigayso sidii aannu ka mid nahay Somalia yaa faqash binu Faqash. Maxaad ula jeeddaa hadalkan liitta ee sidan u dhigtay: ..mushkilada uuun baan isku sii badinaynaa…meel aan xal jirina xal baan ka raadinaynaa.

]]>