Comments on: Madaxweynaha Oo Ku Eedeeyey Rabshadihii Maanta Shirguddoonka Wakiilada & Xisbiga Kulmiye http://www.goljano.com/madaxweynaha-oo-ku-eedeeyey-rabshadihii-maanta-shirguddoonka-wakiilada-xisbiga-kulmiye/ Fair, Accurate, Informative, Balance and Independent Mon, 14 Sep 2009 14:19:52 +0000 http://wordpress.org/?v=2.7.1 hourly 1 By: Kahin http://www.goljano.com/madaxweynaha-oo-ku-eedeeyey-rabshadihii-maanta-shirguddoonka-wakiilada-xisbiga-kulmiye/comment-page-1/#comment-1696 Kahin Sat, 12 Sep 2009 17:49:45 +0000 http://www.goljano.com/?p=5297#comment-1696 Hashii Maandeeq ee ay Halyeyadu u dhinteen soo dhacsigeeda Candho iyo Kud baa ku dhacay. Jahawareer Siyaasadeed iyo mid Dhaqameed. Suldaankayga Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Hadalkiisu aad buu iiga naxiyey , waayo wuxuu BBC da u sheegay in inta nool la doonayo in la badbaadiyo. Waa arin aad u Qadhaadh Lama doonayo in la wada hadlo Waxaa soo socdaa ee la doonayaa waa in Baasuuke iyo Qunbulado la soo qaato oo laysla dhaco. Nabadii iyo Dhaqankii Peacefulka ahaa halkaasuu ku dhamaaday waa ninkii reenow reerka u hadh. ilaahay ha sahlo Hashii Maandeeq ee ay Halyeyadu u dhinteen soo dhacsigeeda Candho iyo Kud baa ku dhacay.
Jahawareer Siyaasadeed iyo mid Dhaqameed.

Suldaankayga Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Hadalkiisu aad buu iiga naxiyey , waayo wuxuu BBC da u sheegay in inta nool la doonayo in la badbaadiyo.

Waa arin aad u Qadhaadh

Lama doonayo in la wada hadlo

Waxaa soo socdaa ee la doonayaa waa in Baasuuke iyo Qunbulado la soo qaato oo laysla dhaco.
Nabadii iyo Dhaqankii Peacefulka ahaa halkaasuu ku dhamaaday waa ninkii reenow reerka u hadh.
ilaahay ha sahlo

]]>