Comments on: Madaxweyne Rayaale Oo Qasriga Madaxtooyada Saxaafada Ugaga Waramay Wixii Shalay Dhacay http://www.goljano.com/madaxweyne-rayaale-oo-qasriga-madaxtooyada-saxaafada-ugaga-waramay-wixii-shalay-dhacay/ Fair, Accurate, Informative, Balance and Independent Mon, 14 Sep 2009 14:19:42 +0000 http://wordpress.org/?v=2.7.1 hourly 1 By: qoslaaye http://www.goljano.com/madaxweyne-rayaale-oo-qasriga-madaxtooyada-saxaafada-ugaga-waramay-wixii-shalay-dhacay/comment-page-1/#comment-1697 qoslaaye Sun, 13 Sep 2009 19:53:35 +0000 http://www.goljano.com/?p=5399#comment-1697 beenaale aan beenaale ka weyni jirin baad tahay riyaaloow. Markaad leedahay anaa bilaabay doorasho maxaad uga jeedaa?. Umadani waxa kaliya ay ka dagaalameen wakhtigii SNM ayay ayaa ahayd in nin kalitaliye ahi aanu umada iskaga habsan, halka aad adiga iyo saaxiibadaa aad adeegayaal u ahaydeen wixii ay iska rideen, hadana waxay mar labaad diyaar u yihiin inay iska tuuraan nin kasta oo mooda xukunku inuu yahay wax ku kooban qof qudha. beenaale aan beenaale ka weyni jirin baad tahay riyaaloow.
Markaad leedahay anaa bilaabay doorasho maxaad uga jeedaa?. Umadani waxa kaliya ay ka dagaalameen wakhtigii SNM ayay ayaa ahayd in nin kalitaliye ahi aanu umada iskaga habsan, halka aad adiga iyo saaxiibadaa aad adeegayaal u ahaydeen wixii ay iska rideen, hadana waxay mar labaad diyaar u yihiin inay iska tuuraan nin kasta oo mooda xukunku inuu yahay wax ku kooban qof qudha.

]]>