Maxaad ka taqaan Shanata maalqabeen ee dunida ugu deeqsisan
Markii ugu horeysey ayuu Wargeyska Forbes soo bandhigey dadka dunida ugu Deeqsi nimo badan.
Liiska ayey ku noqdeen 11 qof, 3 kalena wexey kusoo galeen huritaan ay wax hureen.
.
-Waan la yaabanahey inaaney intan ka badneyn dadka deeqsiga ahi, waa wax laga xishoodo in maalqabeenada dunidu bakheyl u bateen, sidaa waxaa yidhi Herbert Sandler oo ka mida dadkan maal hurayaasha ah.
Waxaan halkan kusoo bandhigeynaa oo aan idiin soo xulney 5-tii ugu deeqsinumoda badana 11ka deeqsi.
waana kuwan inta ay hantidoodu dhantahey iyo intey ku deeqeen horumarka kala duwan:
Bill Gates. 28 milyadh dollar.
3 milyaadh dollar ayuu sandkasta deeq ahan u dhiiba.
2. George Soros. 7,2 milyadh dollar
540 miyan dollar ayuu sanadkan deeq ahan u bixiyey
3. Gordon Moore. 6,8 milyadh dollar Sandii 2000 ayuu 6 milyad dollar ku deeqey horumarinta bulshada
4. Warren Buffet. 6,7 milyadh dollar.
Marbuu yidhi hadaan dhinto haloo qeybsho maalkeyga masaakiinta.
2006 ayu ka noqdey oo uu go’ansadey inuu 30 milyadh dollr 20sano kur ido sanduqa sadaqasa ee saxiibkii Bil Gates.
5. Eli Broad. 2 milyadh dollar
600 milyan ayuu hal mar ku deeqay cilmi baadhis.
Dhacdooyinka caalamka,GoljanoMedia
Jamaal Halkaraan
Scandinavia Sweden


