Ogaysiis Ku Aadan Guud Ahaan Akhristayaasha Shabadaka OODWEYNENEWS.COM
Guud ahaan akhristayaasha sharafta leh ee sida weyn ugu xidhan wararka iyo barnaamijyada shabakada OODWEYNENEWS.COM kuna kala sugan daafaha caalamka, waxaanu ogaysiinaynaa inay webka ay ka socoto hawl-shaqo balaadhin ah, oo la xidhiidha in isbedel lagu sameeyo Domain-ka iyo hoste-ga shabakada, ka dib markii ay bateen dadkii soo booqonayay shabakada oo culays ku keenay system-kii uu ku shaqaynayay.
Sidaa awgeed, waxaanu mar kale la socodsiinaynaa Akhristayaashayada qiimaha badani inay sidaas ula socdaan, waxaana aanu ku rajo-weynahay in sida ugu dhaqsaha badan hawshaasi u soo gabagabaysmato.
Maamulka guud ee Shabakada OODWEYNENEWS.COM .


